Waaxyaha | Dhacdooyin

Cali Dheere iyo Shiishada maxaa kala haysta

Cali Dheere iyo Shiishada maxaa kala haysta
Balwada Shiishada ayaa la sheegay in ay madax wareer ku hayso Cali Maxamed Raage oo u hadla kooxda la baxday Al Shabaab oo ah Maleeshiyo ka dirirta soomaaliya.
Balwadan ayaa Cali Dheere u diiday inuu nasto ama uu seexdo habeenamadii sidoo kale waxay dhumisay dabeecadiisa guud iyadoo ka dhigtay qof caro badan.

Nooca uu Cali Dheere Jacayl yahay ee tubaakada Shiishada ah ayaa ah midka leh dhadhanka tufaaxa oo inta badan looga keeno dalka imaaraadka carabta.

waxaa uu bilaabay balwadan waqti aad u dhaw balse waxaa ay ku noqotay mid ku fogaata dhaqankiisa oo inta badan kaliftay inuu telefoonkiisa dansado.

Waxaa lagu tilmaamay nasiib daro in ninkani dadka ugu sheekeeyo jihaadka isla markaana u dabaal dego dhimashada dad muslimiin ah isagoo ku tilmaama dad muslimiin ah in ay yihiin murtadiin ilaahaygooda ka fogaaday.

Kaligiisa ma aha xubnaha ay dhibaateysay balwadu ee ka tirsan maleeshiyada shabaab

2 Responses to “Cali Dheere iyo Shiishada maxaa kala haysta”

  1. Xaaji-KaaD says:

    kkkkkkkkkkkk Caqli xumidiina dalka walaahi aad ayuaad u caqli xuntihiin doqomo iyo dabaalo ayaad tihin.hadii been la sheegayo mid run u eg ayaa la sheega lakin mid banaanka taalo yaa idinka qaadanayo? ma o gi qof waalan in uu rumeysanayo warka iyo inkale laakin dadka caqliga saliimka ah leh waxaan ma rumeyn karaan

    dalka24

    waa web been badan waliba been caadi ah ma aha been diinta loogu been abuuranayl iyo muslimiinta ayuu sheega wuuna ka ganacsada beenta diintiisuna waa been waana beenta waxa yareeye dadka soo booqda weebka weyna sii yaraan doonan

    dalka24

    diin waxba kama oga magaca besa laga yaba in uu muslim ka yahay waana faasiq ALLAAAH daacadiisa ka hoos baxe taasan qof walaab arkaayo waayo heeso ayuu so daya iyo ruwayado taasna waa faasiqnimo diintiisana qalada ayaa ku jiro haduu daacad yahay xumaan iyo xaraan uu ALLAAH k reebe ayuu ka fogaan laha laakin muxuu ka fogaada wuuba ka ganacsadaye kaaga sii daran amarka ALLAAh ayuu diide uu ku xarrime heesaha ayakana wey banneesteen heeaha uu ALLAAH xarrime yaab waye saasna muslimiin ayeey ku sheegtnaa ALLAAH dhulkiisana wey ku kor noolyihiin samadiisan wey ku hoos noolyihiin quudkiisana wey cunaan hadana wey ku caasinayan miyaa? ALLOOW noo dabi dhaaf,subxanalah koleey waxa aad beerateen mirahooda wad guraneysaan

  2. Xaaji-KaaD says:

    mar kale an ku celiyo commentiga ciil ayaaba iga kiin haayo
    dalka24
    al shabaab hadeey yihiin koox maleeshiyo ah ee dirir ka wada somaliya ma shariif iyo koxdiisa ayaan nabad ka wado?
    al shabaab hadeysan mujahidiin eheen ma shariif iyo koxdiisaa dowlad ah?
    yaa idinka caqli xum ma qabiil ayaad uga soo hor jeedan mise jago ayaad ka rabtaan meesha oo waad ka weysen?
    yaa idinka caqli xun oo diin la.aan ah war qofka waa la mucaarada laakin wuxuu ku saxanyahayna waa la sheega wuxuu ku qaldanyahana waala sheega laakin idinka cuqdada iyo casabiyada idinku jirto darteeda ayaad xumaan le u wadaan ood jihaadka ku inkirtaan muajhidiinta maleshiyo ku tilmaamtaan

    dalka24

    ma suufiyo iyo sharif ayaa mujahdiin idiin ah hadeysan shabaab mujahidiin eheen? mise mujaahid maba jiro?
    walee waad lunsantihiin caqligana waad la.adihiin ee rabi ha idin hanuuniyo wad ogtihiin shabelle,hornafrik iyo idaacadaha beenta sheeo meesha ay ku dambeeyan iyo kismaayonews walaahi waa eber hada hornafrik ayadaa isku kacsan wey burburi rabtaa shabellana wey sii socotaa kismaayana suuqa wey kasii baxeesa idinkana sidoo kale fisha waana sugeyna idinkoo hawada ka bexe u fiirsada waxaa ugu kalyanti badan webabka runta sheego sababtoo ah ALLAAH ayaa u barakeeyo shaqadooda laakin tiina iyo kuwa idinka idila mid ah barakada iyo faa.idada ayaa laga qaada
    insha ALLAAH waxaan sugaaba waa idinka oo qadka ka bexe ama ALLAAH u towbad keene

Trackbacks/Pingbacks


Leave a Reply

advert

Waaxyaha

fiirin bog

Pictures

PHVsPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19hZHNfcm90YXRlPC9zdHJvbmc+IC0gdHJ1ZTwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2FkX2ltYWdlXzE8L3N0cm9uZz4gLSAgaHR0cDovL3d3dy5kYWxrYTI0LmNvbS93cC1jb250ZW50L3VwbG9hZHMvMjAwOS8xMC9zb21hbGktcGlyYXRlczIuanBnPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfaW1hZ2VfMjwvc3Ryb25nPiAtIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vd3AtY29udGVudC91cGxvYWRzLzIwMDkvMTAvZmFyb2xlMi5qcGc8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19hZF9pbWFnZV8zPC9zdHJvbmc+IC0gIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vd3AtY29udGVudC91cGxvYWRzLzIwMDkvMTAvc2hhYmFiZGFsa2EyNDEuanBnPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfaW1hZ2VfNDwvc3Ryb25nPiAtIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vd3AtY29udGVudC91cGxvYWRzLzIwMDkvMTAvYW1pcl9hcnRzMTIuanBnPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfbXB1X2Fkc2Vuc2U8L3N0cm9uZz4gLSA8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19hZF9tcHVfZGlzYWJsZTwvc3Ryb25nPiAtIGZhbHNlPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfbXB1X2ltYWdlPC9zdHJvbmc+IC0gIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vd3AtY29udGVudC91cGxvYWRzLzIwMTAvMDUveGFuYWZpMTMtMTUweDE1MC5qcGc8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19hZF9tcHVfdXJsPC9zdHJvbmc+IC0gIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vaW5kZXgucGhwLzIwMTAvMDUvYWxsYWhhLXUtbmF4YXJpaXN0by1zaC1udXItbWF4ZWQtYWJrZXktb28tcmFkaW8tbXVxZGlzaG8ta2EtdGlyc2FuYWEtYXlhYS1jYWF3YS1rb294ZGEtc2hhYmFhYi1rdS1kaWxlZW4tc3V1cWEtYmFrYWFyYWhhLzwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2FkX3RvcF9hZHNlbnNlPC9zdHJvbmc+IC0gPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfdG9wX2Rpc2FibGU8L3N0cm9uZz4gLSBmYWxzZTwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2FkX3RvcF9pbWFnZTwvc3Ryb25nPiAtIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vd3AtY29udGVudC91cGxvYWRzLzIwMDkvMDkvYWQuZ2lmPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfdG9wX3VybDwvc3Ryb25nPiAtIGh0dHA6Ly93d3cud29vdGhlbWVzLmNvbTwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2FkX3VybF8xPC9zdHJvbmc+IC0gaHR0cDovL3d3dy53b290aGVtZXMuY29tPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfdXJsXzI8L3N0cm9uZz4gLSAgaHR0cDovL3d3dy5hbGxwdW50bGFuZC5jb20vYXJ0aWNsZS9hbm12aWV3ZXIuYXNwP2E9NjI0MSZ6PTI8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19hZF91cmxfMzwvc3Ryb25nPiAtIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vaW5kZXgucGhwLzIwMDkvMTAvc2hhYmFhYi1vby1hYWQtdWdhLXFhcnNhbmF5YS1zaXJ0b29kYS14aXNidWwtaXNsYWFtLzwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2FkX3VybF80PC9zdHJvbmc+IC0gaHR0cDovL3d3dy5hbWluYXJ0cy5jb208L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19hbHRfc3R5bGVzaGVldDwvc3Ryb25nPiAtIGdyZWVuLmNzczwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2F1dGhvcjwvc3Ryb25nPiAtIGZhbHNlPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYXV0b19pbWc8L3N0cm9uZz4gLSB0cnVlPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fY3VzdG9tX2Nzczwvc3Ryb25nPiAtIDwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2N1c3RvbV9mYXZpY29uPC9zdHJvbmc+IC0gaHR0cDovL3d3dy5kYWxrYTI0LmNvbS93cC1jb250ZW50L3dvb191cGxvYWRzLzMtZmF2aWNvbi5pY288L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19mZWF0dXJlZF9jYXRlZ29yeTwvc3Ryb25nPiAtIFdhcmFya2Ega29vd2FhZDwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2ZlYXRfZW50cmllczwvc3Ryb25nPiAtIDE5PC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fZmVlZGJ1cm5lcl9pZDwvc3Ryb25nPiAtIDwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2ZlZWRidXJuZXJfdXJsPC9zdHJvbmc+IC0gPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fZ29vZ2xlX2FuYWx5dGljczwvc3Ryb25nPiAtIDxzY3JpcHQgdHlwZT1cInRleHQvamF2YXNjcmlwdFwiPg0KdmFyIGdhSnNIb3N0ID0gKChcImh0dHBzOlwiID09IGRvY3VtZW50LmxvY2F0aW9uLnByb3RvY29sKSA/IFwiaHR0cHM6Ly9zc2wuXCIgOiBcImh0dHA6Ly93d3cuXCIpOw0KZG9jdW1lbnQud3JpdGUodW5lc2NhcGUoXCIlM0NzY3JpcHQgc3JjPVwnXCIgKyBnYUpzSG9zdCArIFwiZ29vZ2xlLWFuYWx5dGljcy5jb20vZ2EuanNcJyB0eXBlPVwndGV4dC9qYXZhc2NyaXB0XCclM0UlM0Mvc2NyaXB0JTNFXCIpKTsNCjwvc2NyaXB0Pg0KPHNjcmlwdCB0eXBlPVwidGV4dC9qYXZhc2NyaXB0XCI+DQp0cnkgew0KdmFyIHBhZ2VUcmFja2VyID0gX2dhdC5fZ2V0VHJhY2tlcihcIlVBLTc1Nzc0Ny0xOFwiKTsNCnBhZ2VUcmFja2VyLl90cmFja1BhZ2V2aWV3KCk7DQp9IGNhdGNoKGVycikge308L3NjcmlwdD48L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19ob21lPC9zdHJvbmc+IC0gdHJ1ZTwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2hvbWVfdGh1bWJfaGVpZ2h0PC9zdHJvbmc+IC0gNTc8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19ob21lX3RodW1iX3dpZHRoPC9zdHJvbmc+IC0gMTAwPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29faW1hZ2Vfc2luZ2xlPC9zdHJvbmc+IC0gZmFsc2U8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19sb2dvPC9zdHJvbmc+IC0gaHR0cDovL3d3dy5kYWxrYTI0LmNvbS93cC1jb250ZW50L3dvb191cGxvYWRzLzQtZGFsa2FfbG9nby5wbmc8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19tYW51YWw8L3N0cm9uZz4gLSBodHRwOi8vd3d3Lndvb3RoZW1lcy5jb20vc3VwcG9ydC90aGVtZS1kb2N1bWVudGF0aW9uL2dhemV0dGUtZWRpdGlvbi88L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19yZXNpemU8L3N0cm9uZz4gLSB0cnVlPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fc2hvcnRuYW1lPC9zdHJvbmc+IC0gd29vPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fc2hvd19jYXJvdXNlbDwvc3Ryb25nPiAtIHRydWU8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19zaG93X3ZpZGVvPC9zdHJvbmc+IC0gdHJ1ZTwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX3NpbmdsZV9oZWlnaHQ8L3N0cm9uZz4gLSAxODA8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19zaW5nbGVfd2lkdGg8L3N0cm9uZz4gLSAyNTA8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb190YWJzPC9zdHJvbmc+IC0gZmFsc2U8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb190aGVtZW5hbWU8L3N0cm9uZz4gLSBHYXpldHRlPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fdXBsb2Fkczwvc3Ryb25nPiAtIGE6Mjp7aTowO3M6NjI6Imh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vd3AtY29udGVudC93b29fdXBsb2Fkcy80LWRhbGthX2xvZ28ucG5nIjtpOjE7czo1OToiaHR0cDovL3d3dy5kYWxrYTI0LmNvbS93cC1jb250ZW50L3dvb191cGxvYWRzLzMtZmF2aWNvbi5pY28iO308L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb192aWRlb19jYXRlZ29yeTwvc3Ryb25nPiAtIFZpZGVvPC9saT48L3VsPg==