Sida laga warqabo 17 ka tirsan dhalinta shabab ayaa iibsaday qoryahoodi kadib marki ay baahi iyo cabsi iskugu biiratay gobalka hiiraan, dhalintaasi oo lagu wareeystay Hargeeysa.
Dhalintaasi waxa ay sheegeen in hadda laga billabo ay dibada ka yihiin banaanka dagaalda Somaaliya
Iyagoo ku sugan Hargeisa waxa ay sheegeen in aanay jiigi karin Beletweeyne ama hiraan guud ahaan oo shabaab u dili doono, lix ka mid ah dhalintaaso oo u hogaaminyo nin la yira Ismaaciil waxa ay baxsadeen bil ka hor halka kuwa kaleh ay iskaga tageen xiliyo kala duwan.
Waxa ay dhalintaasi intaa ku dareen in ay la xirireen ehelkoodi. Waxa ay diideen dhalintaasi in sawiro laga qaado.
Labab ka mid dhalintaas waxay dhaawacmeen tiro hal jeer ka badan, balse weey diideen ineey sheegaan goobta ay ku dhaawacmeen.
“Shalay hadaan shabaab sheegan jiranay waan qaladanay, waxaan nahay dhalin Somali ah oo Muslimiin ah, wixi danbi dhaaf ahna rabi ayaa igu leh.”






