Archive | August, 2010

Argagixisada shabaab oo dishay 30 an hub sidan

30 qof ayaa kooxda wax ma garatada ah ee shabaab ku dileen Hotel Muna ee ku yaal degmada xamerweeyne kadib marki ay soo weerareen goobtaasi.Lix ka mid waxay ahaayeen xildhibaano ka tirsan dowlada ku meel gaarka ah ee somalia halka dhowr ka tiorsan ay ahaayeen shaqaale an hubeeysneeyn ee halka ku sugna.

tirada waxay cadeeyay Cabdiraxmaan Ibbi ee ah raisul wasaare ku xigeen.

caloosood u shaqeeytayaasha shabaabku waxay dileen dadkan marki ay qabteen kadib iyagoo gacabtooda ku jira.

Sharif Xassan Sheekh Aden ayaa cambareeyay falkan ku tilmaamay ficil fuleeynimo iyo argagixisanimo fool xun.

“Markasta shabaab waxay u diyaar yihiin ineey geeystaan ficil kasta ee fool xun ee lagula kacayo dadka wax u qabanaya dadkooda iyi waliba shabab an waxba galabsan,” ayu si carro leh u yiri shariif Xassan, gudoomiyaha barlamaanka.

“Ma jiro wax abuuri kara in dib looga laabmo dadaalka loogu jiro in la soo celiyo nabada iyo kala dambeeyn,  shabaab waxay u shaqeeyaan dad somaliya aan rajo ka laheeyn ee shisheeye ah,” Ayu yiri.

Posted in DhacdooyinComments (0)

traitor Imam who died in shabab car bomb identified

 Somali so called Imam, Awais Abu Yusuf, has been identified as the Imam who was involved in the Al Shabaab own goal yesterday, offering final prayers as evil men prepared to take innocent lives.

Somali Minister of Information, Hon. Eng. Abdurahman Omar Osman said: “Now that we have identified the Imam, I cannot imagine the emotional pain and social humiliation that this man’s family will endure. It doesn’t just affect him, it affects everyone. He is a traitor to his family and his country.

“Somalis have no purpose in supporting these foreign fighters who are corrupting our society and violating the rights of our vulnerable people. These people have nothing to offer Somalis but violence, murder and the destruction of our culture.

They are using the Somali conflict for their own end but there is now something inexplicable in that for the last 5 months the number of own goals and internally compromised operations seems to be increasing. The question is why?” Ministry of Information, Mogadishu

Neighbours also said the death of the killer Imam was very good.

Neighbours also said the death of the killer Imam was very good.“Allah punished him fir his unholly support of foregin fighters that are promoting terror among our cominuyt,” Amina , 62, told dalka24.

“I wish similar verdict for other who are serving the interest of fanatica that unmdermined Islam,” she added.

The Imam was urging the youth to continue what he describes as jihad.

“Allah punished him fir his unholy support of foreign fighters that are promoting terror among our community,” Amina , 62, told dalka24.

“I wish similar verdict for other who are serving the interest of fanatics that undermined Islam,” she added.

The Imam was urging the youth to continue what he describes as jihad.

END

War-saxaafadeed

Hoggaamiye ka tirsan Shabab oo ku geeriyooday qaraxii baabuurka oo la aqoonsaday

Hoggaamiye ka tirsan maleeshiyada Alshabab oo lagu magacaabo Aweys Abuu Yuusuf, ayaa la aqoonsaday inuu ka mid ahaa dadkii ku geeriyooday qaraxii ka dhacay agagaarka Shiirkole. Aweys wuxuu maleeshiyaadka Alshabab u qaabilsanaa inuu waxyaabo aan la garaneyn ku akhriyo ragga loo diyaariyo inay galaaftaan nolosha dadka rayidka.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan ayaa yiri:

“Hadda waan aqoonsannay ninkii kitaab

-gaablowga ahaa, ma qiyaasi karo xanuuka ay dareemayaan qoyskiisa iyo faquuqa ay bulshada kala kulmayaan. Isaga kaliya ma saameyneysee waxay saameyneysaa qof kasta. Wuxuu ahaa dhagar-qabe khiyaanay qoyskiisa iyo ehelkiisa.“Soomaalidu wax ujeeddo ah kama laha taageeridda dagaalyahannada shisheeye ee soo duulay ee baabi’inaya dhaqankii Soomaaliyeed, isla markaana

ku tumanaya xuquuqda dadka tabarta daran. Nimankan soo duulay waxay umadda u qabtaan ma jirto aan ka ahayn qalalaase, dil iyo burburinta dhaqankeena”.Waxay u isticmaalayaan dagaalka Soomaaliya hadafyo gaar ah oo ay leeyihiin, hase yeeshee waxaa bilihii ugu dambeeyay soo kordhayay fashilka ku imaanaya

howlgallada kooxda Alshabab. Su’aasha isweydiinta mudani waxay tahay maxaa u sabab ah arrintaasi?”Wasaaradda Warfaafinta, Muqdisho

Posted in DhacdooyinComments (0)

Telefoonada ugu qaalisan dunida

Foonka lacagtiisy tahai $1.3  Farshaxanka dahabka ee Peter Aloisson oo lagu yaqaan soo saarisa twelefoono qaali ee wata bilic yaab leh ah ayaa ka yaabiyay cid kasta marki u soo saaray midki loo xardhay si cajaaib ah kana sameeysan walxa ugu qaalisan.
Peter waxa u naftiisa u sameeyay magac dheer marki u soo saasary foonka duunka ugu qaalisana ee lagu qiimeeyay $2,517,345 (laba milyan shan boql toban iyo todoba saddex boqol afratn iyo shan kun).

Telefoonkan waxa u yahay nooca Iphone 3G oo loo yaqaan “KING BOTTON” waa midka ila maanta ugu qaalisan duniba. Waxa qaaliyeeyay waa dahabka iyo dheemanka u ku farsameeyay Peter.

Qolafka sare waxa laga sameeyay 18 Karat dahab jaale ah, dahab cad iyo mid guduudan sida ubaxa.

Foonkan waxa dahankiisa cad ku wareegsan 138 dhibcood ee ka sameeysan dheeman run ah.

Waxa kaloo intaa u dheer telefoonkan qaaliga ah intaas inuu hoos u ku leeyahay meel iftiinta oo ka sameeysan dheeman 6.6 oo ah nooc aad u tilmaaman.
Waxaa lagu tilmaamay dadka iibsan kara mobilkan kuwa saameeyn anu ku yeelan dhaqaalaha sida baahsan u sabeeyay ee dunida.

Ma jira qof Somali oo gadan kara?, u maleeyn maayo.

Telefoon kaleh oo qaaliya waxaa u yahay mid nin ruushha u naagtiisa u soo gaday oo laga bixyay lacag dhan 1.3 (hal milyan saddex boql kun), hasayeeshe foonkaa waxaa lagu tilmaamay mid aad fool xun.

Hasayeehee, dumar la weeydiiyay ayaa yiri nikani waxa raacay hal ku dhag ah ” u gad xaaskaaga wax kasta ee fiican ee lacg gooyn karto.”

Xassan Cabdullahi “xassan Yare”

Posted in FarsamooyinComments (0)

Fatwoda Xassaan Xussein oo lagu tilmaamay fitno

Xassan Xussein oo wacdiyo soo jeediya ayaa soo saaray fatwo ka kooban 42 bog oo ku ridinayo jabhada Somali Somali Galbeed oo heshiis la gaartay dalka Ethiopia marki ay ku jiratay halgan hubeeysan oo ka badan 30 sano.

Fatwada wadaadka oo ay soo qoreen dhamaan boggaga fintada jecel waxa lagy bayaamiyay nin madaxda Jabhada Somali Galbeed (WSLF) ay ka baxeen diinta Islaamka iyadoo la soo daliisjhanayo ra’yi iyo fikrado shekhsiyadeed.

Wadaad Xassan oo isagu marna an soo u dagaalamin Somali galbeed una dagaalmi doonin ayaa cambaareeyn kulu u soo jeediyay WSLF.

Kulan ka dhacay Nairobi oo lagu taageerayay go’anka WSLF iyo Jabhada Xoreeynta Ogaadeenya ONLF aya lagu cambaareeyay Xassan iyo kuwa kaleh oo diinta sida ay raban u micneeysta, waxa kaloo laga hadlay dhibta ay ku njiraan dadka Somali galbeed.

Waxaa ay dadki ka hadleey sheegeen in dagaal ay soo galeen haddana ay nabad qaateen.

Posted in DhacdooyinComments (0)

Ciidamada Puntland oo guul gaaray iyo gurigi dagaal ooge Atam oo la baaray

Sida u sheegay  Cabdulaahi Cumar oo ah sarakaal sare ee ka mid ciidamadfa Puntland ee barakiciyay Maxamed Siciid Atam ayaa sheegay in Gurigi Atam laga helay Hub, walaxo kaleh ee qarxa iyo qoraalo marag muujin u noqon karo in xiriirka kooxda galgalato la lahaayeen koox argagixisada.

Warka guriga la baaray ee sarakaalkan waxa xaqiijiyay 3 nin oo ka tirsan degaanka balse an magacooda la sheegi karin.

Axmed Saalax Ceynab oo ah nabadoon degaanka caam ku aha ayaa sheegay in Atam u baxsaday.

 

Qoraaladu waxa gacanta ku dhigay saraakiisa sirdoonka Puntland balse waxa ahayyen qaar loo diray uruka shabaab ee xasaradaha ka wad koomfur somalia, Yemen iyo goobo kaleh ee dhib xaga siyaasaduhu ka jiraan.

Waxalaha qarxa waxa lagu sameeyay dibada.

Sidoo kaleh waxa la galiyay miinooyin jidka weeyn ee laamiga ah balse waa laga saaray.

Cabdi Idris

Bossaso 

 

Posted in DhacdooyinComments (0)

Is bar bardhiga Ina Cabdi Godane iyo dhigiiisa Maxamed Siciid Attam

Madaxa maleeyshiyada shabab iyo Axmed Cabdi Godane iyo Maxamed Siciid Attamwaa laba nin oo saaxiib ah iskana war qaba marki la fiiriyo argagixisanima ay ka wadaan dagaano kala duwa.

Waxay isakaga mid yhiin dilka daka ay dareemaan in fikirkooda ay ka soo horjeedaan. Godane dadka waxa u ku dila Koofur Somalia, Somaliland iyo mar mar u mashruuc fuliyo Fuad Shangole dhinaca Galkacayo.

Balse Maxamed Siciid dilalkiisu waxay ku wajahan yihiin dilalkiisu Boosaaso oo kaliya.

Labada ninba wajiga weey qarsadaan, Godane ma ogola wareeysi, balse Maxamed Siciid Attam wuu ogol yahay, labadfa nin calanka madow weey ka siman yihiin.

Godane Jihad caalami ah ayuu sheega halk Attam u ka hadlo is difaac degaan gaar ah, Godane waxa u ka dhaarta daacadnimada uu hayo Cusman Bin Laden Balse saaxiibkii wali ma gaarin.

Waxa u Godane ka hadla guud ahaan dalka wuuna gabya marki u wax sheegay balse ila hadda Atom lagama hayo gabay iyo wax dhaafsan Puntland.

Godane madaxweyne shariif Sheekh Axmed ayuu markasta wax ka sheega Atomna wuxu ku howlan yahay Madaxweyne Cadiraxman Farole.

Inkasto ay labadu isku mid yihiin in yar ay kala duwan yihiin oo la xiriirta howlgalo.

Maxmed Abdullahi

Bossaso, Somalia

Posted in DhacdooyinComments (0)

Dagaalyahano shabaab ah oo gatay qoryahoodi

Sida laga warqabo 17 ka tirsan dhalinta shabab ayaa iibsaday qoryahoodi kadib marki ay baahi iyo cabsi iskugu biiratay gobalka hiiraan, dhalintaasi oo lagu wareeystay Hargeeysa.

Dhalintaasi waxa ay sheegeen in hadda laga billabo ay dibada ka yihiin banaanka dagaalda Somaaliya

Iyagoo ku sugan Hargeisa waxa ay sheegeen in aanay jiigi karin Beletweeyne ama hiraan guud ahaan oo shabaab u dili doono, lix ka mid ah dhalintaaso oo u hogaaminyo nin la yira Ismaaciil waxa ay baxsadeen bil ka hor halka kuwa kaleh ay iskaga tageen xiliyo kala duwan.

Waxa ay dhalintaasi intaa ku dareen in ay la xirireen ehelkoodi. Waxa ay diideen dhalintaasi in sawiro laga qaado.

Labab ka mid dhalintaas waxay dhaawacmeen tiro hal jeer ka badan, balse weey diideen ineey sheegaan goobta ay ku dhaawacmeen.

“Shalay hadaan shabaab sheegan jiranay waan qaladanay, waxaan nahay dhalin Somali ah oo Muslimiin ah, wixi danbi dhaaf ahna rabi ayaa igu leh.”

Posted in DhacdooyinComments (0)

War saxaafadeed Ujeedo: Codsi ku wajahan Hayádaha Caalamka

Hay’ada Deegaan foundation oo ah Urur caalami ah ayaa ka codsanaya Beesha Caalamka iyo Hayáda deeqbixiyayaasha ah inay gargaar iyo caawimaad ka gaystaan Goboladda ay ka jirto nabadgalyada ee dalka Soomaaliya

“Waxaan beesha caalamka iyo ururada waxbixiya aan u sheegaynaa inay jiraan Gobolo badan oo ka mida dalka Soomaaliya inay Nabad ka jirto ayna u baahanyihiin dadka ku nool halkaasi inay heelaan gargaar degdeg ah ”

Goobaha ay ka jirto nabada waxay u baahanyihiin in lagu dhiiri galiyo nabada ay sameyeen si ay u siiwadaan hormarka iyo nabadgalyada ay gaareen,waxaana laga maarmaan ah in la helo kaabayaal dhaqaaale oo lagu hormariyo nabadgalyada waxbarashada,caafimadka,nadaafada,sportiga iyo adeegyada lagama maarmaanka ah .

Ururkua Deegaan waxuu ku dhiri galinyaa Heydaha Samafalka inay indhohooda ku jeediyaan goobahaas waxaana ka mida meelaha nabadgalyada laga sameeyay Somaliland, Puntland,Galudug,iyo ximan iyo xeeb.
Ururku waxuu hirgalinyaa dhisme hospitaal oo uu doonayo inuu ka dhiso meel ka mida deeganadaas kadib markii uu arkay ururku in baahi weyn loo qabo hospitaalkaas shacabka iyo maamulka halkaas ka jirana ay ka codsadeen,sidaas darteed waxaan caalamka ka codsanaynaa inay ka qeybqaataan hirgalinta Hospitaalkaas.

Waxaan ugu baaqaynaa dadka daneeya arimaha Soomaaliya inay indhaha u soo jeediyaan goobaha xasiloon oo dad aqoonyahano ah ay ku dhiiradeen inay hormariyaan deeganadooda,waxaan sidoo kale Hayádaha caalamka ugu baaqaynaa inay waxqabad dhab ah ay ka gaystaan deegaanadaas

Mr.Abdi Rahman Ahmed Nuur
Chier person

Posted in DhacdooyinComments (0)

Qarammada Midoobay ayaa ugu baaqday dowadda Sucuudiga inay joojiso tarxiilka Soomaalida dalkeeda ku nool iyo inay dib ugu celiso dalkooda

Qarammada Midoobay ayaa ugu baaqday dowadda Sucuudiga inay joojiso tarxiilka Soomaalida dalkeeda ku nool iyo inay dib ugu celiso dalka Soomaaliya gaar ahaa magaalada Muqdisho oo ay ku sheegtay inay tahay meel khatar ah.

“Dadka lagu celinayo Muqdisho waxay la kulmi karaan khatar,” ayaa lagu yiri warbixin kasoo baxday hay’adda UNCHR oo u qaabisal UN-ka qoxootiga, iyadoo xustay inay maalin walba ka dhacaan dagaallo iyo duqeymo u dhexeeya DFKMG iyo AMISOM oo dhinac ah iyo xoogagga hubeysn ee ka horjeeda.

UNHCR ayaa ka codsatay dalalka calaamka inaysan dadka Soomaalida ah ee ku nool dalalkooda dib ugu celin koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya goobahaas oo ay ku sheegeen inay khatari ka jirto.

Gobolladaas ayay hay’adda qoxootigu sheegtay inay yihiin kuwo ay gacanta ku hayso dablayda shabaab, halka ay dowladdu maamusho goob yar oo ka tirsan magaalada Muqdisho.

“Hay’adda UNCHR waxay uga digaysaa Sucuudiga inay dib ugu celiso Muqdisho dadka Soomaalida ah ee ay tarxiisho, iyadoo fiirinaysa dagaallada joogtada noqday ee ka jira halkaas iyo xuquuqda aadanaha,” ayay tiri Melissa Fleming oo ah afhayeenad u hadashay hay’addan.

Soomaali badan oo ka baxsaday dagaallada ka socda dalkooda ayaa ka talaabay badda cas si ay u galaan dalka Sucuudiga oo ay ku tuhmayaan inay ka jirto nolol ka wanaagsan midda dalkooda iyo shaqooyin.

Tarxiilka ayaa intiisa badan laga dajiyaa Magaalada Muqdisho, waxaana hay’addu ay sheegtay in dadka ay dowladda Sucuudigu ku celisay Soomaaliya labadii bilood ee ugu dambeeyay ay u badan yihiin haween iyo caruur.

Posted in DhacdooyinComments (0)

Wadahadalkii u dhaxeeyay shabaab iyo Xisbul Islaam oo fashilmay

Waxaa hakaday wadahadallo hoose oo Muqdisho uga socday maleeshiyaadka shabaab iyo xisbul islaam, sida uu xaqiijiyay mas’uul ka tirsan Xisbul Islaam oo diiday in magaciisa lasoo xigto.

“Hakad ayaa ku yimid wadahadallo ay awooddooda ku mideyn lahaayeen Xisbul Islaam iyo Shabaab oo Muqdisho ka socday,” ayuu yiri sarkaalka diiday in saxaafaddu ay xigato magaciisa.

Kulankan ayaa waxaa labada dhinac uga qaybgalay min shan xubnood oo ay kala hoggaaminayeen guddoomiyaha Xisbul Islaam Sheekh Xasan Daahir Aweys iyo hoggaamiyaha labaad ee A-Shabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abu-Mansuur).

Qodobbada ay labada dhinac isku afgaran waayeen ayaa waxaa ka mid ah in lagu midoobo magaca shabaab, taasoo la sheegay inay diideen xubnihii ka socday dhinaca Xisbul Islaam oo iyaguna soo jeediyay in awoodda si simian loo qaybsado, lana wadaago magacyada.

Labadan kooxood waxay dagaal kula jiraan Dowladda KMG ah, kooxda shabaab waxay wakiil ka tahay ururka Al qaacida, waxayna ku eedeysan yihiin qaraxyo iyo dilal ka dhacay koonfurta soomaaliya iyo dalalka geeska afrika.

Posted in DhacdooyinComments (0)

Fadhigii Golaha Barlamanka oo maanta dib u dhac ku yimid

 Waxaa Maanta dib u dhac uu ku yimid Fadhi ay Mudaneyaasha Baarlamaanka Soomaaliya ku yeelan lahaayeen xarunta Golaha Shacbiga ee magaalada Muqdisho kaas oo la filayay in ay Xukuumadda hortimaado Xildhibaannada Baarlamaanka si ay u weydiisato Codka kalsoonida.

Dib u dhacaan ku yimid Fadhigii ay Mudaneyaasha Baarlamaanka Soomaaliya maanta ku yeelan lahaayeen xarunta Golaha Shacbiga ee Magaalada Muqdisho, islamarkaasna  ay Mudaneyaashu ugu ballansanaayeen in ay ku hortimaado Xukuumadda Soomaaliya ayaa yimid kadib markii ay Mudaneyaal ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya codsadeen in la baajiyo Fadhiga maadaama ay tilmaamaeen in ay leeyihiin kulamo gaar ah.

Raíisal Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa cadaadis kala kulmaya qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka ee dhawaan iska waayay liiska Golaha Wasiirada.

Posted in DhacdooyinComments (0)


advert

Waaxyaha

fiirin bog

Pictures

PHVsPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19hZHNfcm90YXRlPC9zdHJvbmc+IC0gdHJ1ZTwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2FkX2ltYWdlXzE8L3N0cm9uZz4gLSAgaHR0cDovL3d3dy5kYWxrYTI0LmNvbS93cC1jb250ZW50L3VwbG9hZHMvMjAwOS8xMC9zb21hbGktcGlyYXRlczIuanBnPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfaW1hZ2VfMjwvc3Ryb25nPiAtIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vd3AtY29udGVudC91cGxvYWRzLzIwMDkvMTAvZmFyb2xlMi5qcGc8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19hZF9pbWFnZV8zPC9zdHJvbmc+IC0gIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vd3AtY29udGVudC91cGxvYWRzLzIwMDkvMTAvc2hhYmFiZGFsa2EyNDEuanBnPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfaW1hZ2VfNDwvc3Ryb25nPiAtIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vd3AtY29udGVudC91cGxvYWRzLzIwMDkvMTAvYW1pcl9hcnRzMTIuanBnPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfbXB1X2Fkc2Vuc2U8L3N0cm9uZz4gLSA8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19hZF9tcHVfZGlzYWJsZTwvc3Ryb25nPiAtIGZhbHNlPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfbXB1X2ltYWdlPC9zdHJvbmc+IC0gIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vd3AtY29udGVudC91cGxvYWRzLzIwMTAvMDUveGFuYWZpMTMtMTUweDE1MC5qcGc8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19hZF9tcHVfdXJsPC9zdHJvbmc+IC0gIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vaW5kZXgucGhwLzIwMTAvMDUvYWxsYWhhLXUtbmF4YXJpaXN0by1zaC1udXItbWF4ZWQtYWJrZXktb28tcmFkaW8tbXVxZGlzaG8ta2EtdGlyc2FuYWEtYXlhYS1jYWF3YS1rb294ZGEtc2hhYmFhYi1rdS1kaWxlZW4tc3V1cWEtYmFrYWFyYWhhLzwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2FkX3RvcF9hZHNlbnNlPC9zdHJvbmc+IC0gPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfdG9wX2Rpc2FibGU8L3N0cm9uZz4gLSBmYWxzZTwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2FkX3RvcF9pbWFnZTwvc3Ryb25nPiAtIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vd3AtY29udGVudC91cGxvYWRzLzIwMDkvMDkvYWQuZ2lmPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfdG9wX3VybDwvc3Ryb25nPiAtIGh0dHA6Ly93d3cud29vdGhlbWVzLmNvbTwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2FkX3VybF8xPC9zdHJvbmc+IC0gaHR0cDovL3d3dy53b290aGVtZXMuY29tPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfdXJsXzI8L3N0cm9uZz4gLSAgaHR0cDovL3d3dy5hbGxwdW50bGFuZC5jb20vYXJ0aWNsZS9hbm12aWV3ZXIuYXNwP2E9NjI0MSZ6PTI8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19hZF91cmxfMzwvc3Ryb25nPiAtIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vaW5kZXgucGhwLzIwMDkvMTAvc2hhYmFhYi1vby1hYWQtdWdhLXFhcnNhbmF5YS1zaXJ0b29kYS14aXNidWwtaXNsYWFtLzwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2FkX3VybF80PC9zdHJvbmc+IC0gaHR0cDovL3d3dy5hbWluYXJ0cy5jb208L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19hbHRfc3R5bGVzaGVldDwvc3Ryb25nPiAtIGdyZWVuLmNzczwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2F1dGhvcjwvc3Ryb25nPiAtIGZhbHNlPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYXV0b19pbWc8L3N0cm9uZz4gLSB0cnVlPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fY3VzdG9tX2Nzczwvc3Ryb25nPiAtIDwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2N1c3RvbV9mYXZpY29uPC9zdHJvbmc+IC0gaHR0cDovL3d3dy5kYWxrYTI0LmNvbS93cC1jb250ZW50L3dvb191cGxvYWRzLzMtZmF2aWNvbi5pY288L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19mZWF0dXJlZF9jYXRlZ29yeTwvc3Ryb25nPiAtIFdhcmFya2Ega29vd2FhZDwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2ZlYXRfZW50cmllczwvc3Ryb25nPiAtIDE5PC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fZmVlZGJ1cm5lcl9pZDwvc3Ryb25nPiAtIDwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2ZlZWRidXJuZXJfdXJsPC9zdHJvbmc+IC0gPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fZ29vZ2xlX2FuYWx5dGljczwvc3Ryb25nPiAtIDxzY3JpcHQgdHlwZT1cInRleHQvamF2YXNjcmlwdFwiPg0KdmFyIGdhSnNIb3N0ID0gKChcImh0dHBzOlwiID09IGRvY3VtZW50LmxvY2F0aW9uLnByb3RvY29sKSA/IFwiaHR0cHM6Ly9zc2wuXCIgOiBcImh0dHA6Ly93d3cuXCIpOw0KZG9jdW1lbnQud3JpdGUodW5lc2NhcGUoXCIlM0NzY3JpcHQgc3JjPVwnXCIgKyBnYUpzSG9zdCArIFwiZ29vZ2xlLWFuYWx5dGljcy5jb20vZ2EuanNcJyB0eXBlPVwndGV4dC9qYXZhc2NyaXB0XCclM0UlM0Mvc2NyaXB0JTNFXCIpKTsNCjwvc2NyaXB0Pg0KPHNjcmlwdCB0eXBlPVwidGV4dC9qYXZhc2NyaXB0XCI+DQp0cnkgew0KdmFyIHBhZ2VUcmFja2VyID0gX2dhdC5fZ2V0VHJhY2tlcihcIlVBLTc1Nzc0Ny0xOFwiKTsNCnBhZ2VUcmFja2VyLl90cmFja1BhZ2V2aWV3KCk7DQp9IGNhdGNoKGVycikge308L3NjcmlwdD48L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19ob21lPC9zdHJvbmc+IC0gdHJ1ZTwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2hvbWVfdGh1bWJfaGVpZ2h0PC9zdHJvbmc+IC0gNTc8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19ob21lX3RodW1iX3dpZHRoPC9zdHJvbmc+IC0gMTAwPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29faW1hZ2Vfc2luZ2xlPC9zdHJvbmc+IC0gZmFsc2U8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19sb2dvPC9zdHJvbmc+IC0gaHR0cDovL3d3dy5kYWxrYTI0LmNvbS93cC1jb250ZW50L3dvb191cGxvYWRzLzQtZGFsa2FfbG9nby5wbmc8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19tYW51YWw8L3N0cm9uZz4gLSBodHRwOi8vd3d3Lndvb3RoZW1lcy5jb20vc3VwcG9ydC90aGVtZS1kb2N1bWVudGF0aW9uL2dhemV0dGUtZWRpdGlvbi88L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19yZXNpemU8L3N0cm9uZz4gLSB0cnVlPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fc2hvcnRuYW1lPC9zdHJvbmc+IC0gd29vPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fc2hvd19jYXJvdXNlbDwvc3Ryb25nPiAtIHRydWU8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19zaG93X3ZpZGVvPC9zdHJvbmc+IC0gdHJ1ZTwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX3NpbmdsZV9oZWlnaHQ8L3N0cm9uZz4gLSAxODA8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19zaW5nbGVfd2lkdGg8L3N0cm9uZz4gLSAyNTA8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb190YWJzPC9zdHJvbmc+IC0gZmFsc2U8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb190aGVtZW5hbWU8L3N0cm9uZz4gLSBHYXpldHRlPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fdXBsb2Fkczwvc3Ryb25nPiAtIGE6Mjp7aTowO3M6NjI6Imh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vd3AtY29udGVudC93b29fdXBsb2Fkcy80LWRhbGthX2xvZ28ucG5nIjtpOjE7czo1OToiaHR0cDovL3d3dy5kYWxrYTI0LmNvbS93cC1jb250ZW50L3dvb191cGxvYWRzLzMtZmF2aWNvbi5pY28iO308L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb192aWRlb19jYXRlZ29yeTwvc3Ryb25nPiAtIFZpZGVvPC9saT48L3VsPg==