Xafiiska R/wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta shaaciyay isku shaandheyn lagu sameeyay golaha wasiirada Xukuumadda KMG ee Soomaaliya.
Afhayeenka Xukuumadda C/qaadir Walaayo ayaa warbaahinta u aqriyay liiska wasiirada oo u qornaa sidatan:-
- R/wasaare ku xigeen ahna Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Sh Aadan Maxamed Nuur (Madooobe).
- R/wasaare ku xigeen ahna wasiirka kalluumeysiga iyo kheraadka badda. C/raxmaan Xaaji Aadan Ibraahin (Ibbi).
- R/wasaare ku xigeenka wasaaradda gaadiidka cirka iyo dhulka. C/waaxid Cilmi Goonjeex.
- Wasaaradda Garsoorka iyo caddaaladda. C/kariim Axmed Cali.
- Wasaaradda arrimaha dibadda Yuusuf Xsan Ibraahin dheeg.
- Wasaaradda Arrimaha Gudaha Sh. C/qaadir cali Cumar.
- Wasaaradda Gaashaandhigga Abuukar Cabdi Cismaan Mardaadi.
- Wasaaradda Amniga Qaranka Axmed C/salaam xaaji Aadan.
- Wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga ah, Mustaf Sh Cali dhuxuloow.
- Wasaaradda Maaliyadda Xuseen Cabdi Xalane.
- Wasaaradda Haweenka iyo aerr. Qoyska Fowsiyo Maxamed Sheekh.
- Wasaaradda xanaanada Xoolaha C/casiis Lafta Gareen.
- Wasaaradda dastuurka iyo arr. Federaalka Madoobe Nuunoow.
- Wasaaradda beeraha beeraha. Maxamed Ibrqaahin xaabsade.
- Wasaaradda hantida qaranka iyo qalabeynta maxamed Mursal.
- Wasaaradda hidaha iyo tacliinta sare Cali Axmed (Jingili).
- Wasaaradda dhaqancelinta iyo arrimaha bulshada. Prof. maxamed cumar Dalxa.
- Wasaaradda gargaarka aadamiga. Maxamud Cabdi Ibraahin (Garweyne).
- Wasaaradda warfaafinta. C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisoow).
- Wasaaradda Cilmi barista iyo technology-yada Maxamed cali Xagaa.
- Wasaaradda macdanta iyo biyaha Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid.
- Wasaaradda dib-u-dhiska Xuseen Ceelaabe faahiye.
- Wasaaradda dalxiiska iyo duur joogta C/laahi Yuusuf Cigaal.
- Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha maxamed cabdi Xayir Maareeye.
- Wasaaradda Caafimaadka. Maxamuud Jirde Xuseen.
- Wasaaradda tamarta iyo shidaalka C/raxmaan Jaamac.
- Wasaaradda Boostda iyo isgaarsiinta C/risaaq jurille.
- Wasaaradda jaaliydaha C/laahi Axmed c/lle Azhari.
- Wasaaradda ganacsiga C/rashiid Maxamed Cirro.
- Wasaaradda howlaha guud iyo griyeynta Yuusuf Geelle Ugaas.
- Wasaaradda warshadaha C/lla Boos Axmed.
- Wasaaradda Bay’ada iyo dhirta Burci maxamed xamza.
- Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ispoortiga Qadiijo maxamed diiriye.
- Wasaaradda Hormarinta reer Miyiga. Maxamed Cabdi Yuusuf.
- Wasaaradda waxbarashda iyo barbaarinta C/nuur Macalin Maxamuud.
- Wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha diinta Sh Nuur Cali Aadan.
- Wasaaradda dib-u-heshiisiinta Xuseen Warsame samatar.
- Wasaaradda Lacagta C/laahi Maxamed cali (sanbaloolshe).
- Wasaaradda hub ka dhigista iyo jiheynta maleeshiyaadka Cumar cali Rooble.






