Dagaal ka dhacay degamada Shibis ayaa waxaa ku dhaawacmay Mukhtaar Robow Cali oo kooxda shabaab u taqaan abumaansuur sida ay sheegeen saraakiisha caafimaadka ee Afgooye ku daweeysay.
Dhaawacu waxa u ka gaaray barrida iyo iyo lug, sida ay sheegeen saraakiisa caafimaadku. Mukhtar oo lugta ka duuban ayaa lagu arkay agagaarka nabasugidii hore isagoo an fariisn karin.
Lama ogaa in dhaawacani salfan doono noloshiisa iyo in kaleh balse waxaa u yareeyn kara dhibti ummada u ku hayaay. Dhaawacan ka hor Robow waxaa u qabay cabsi ah in dilo iyadoo waliba tartan awoodeed u kula jiro hogaamiyaha maleeshiyada shabaab Axmed Cabdi Godane.
Marki u dhaawacmay Robow waxaa goobta u joogo ku dhintay mid ka mid ah dhalinta la soo majaro habaabiyay ee loogu wacay waxaa logu yeero jihad ee shabaab ku adeegsadaan.
Waxaa Robow u rabay inuu soo qaado meeydka ninkaasi, xubnoo shabaab ah ayya sheegay.






