Sawiradan waxaa laga soo qaaday degaano ka tirsan Waqooyiga Magaalada Muqdisho halkaas oo maalmahan ku dagaalamayan Ciidamada Dowladda iyo maleeshiyaadka shabaab, sida ku cad degaanadan dadka rayidka ah mar hore ayay ka qaxeen, waxaa kaliya ku nool waa dhinacyada dagaalamaya iyo dad yar oo guriyahooda ilaashanaya.















Waxaa maanta ayaan daro ah in caasimada dalka somalia sidaan loo galo
lakin waxaan kaloo layaabanahay xooxaha ku dagaalamay maatada oo hadana shaaganay diinta.
Waxaan u shaagayaa qolyaha diinta ka beensheegaya haka daayeen shacabka dagaalka iyo kuwa dowlad isku sheega ha wabilaahi towfiiq