xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa magacaabay Augustine P. Mahigao inuu noqday walikiilka xoghayaha guud ee qaramada middoobay iyo madaxa xafiiska siyaasada ee qaramada midoobay.
Mahiiga oo dalkissa uga ahaa wakiil qaramada midoobay ila 1993 waxa u soo qabtay xillal badan oo kaleh ee saameeyn kuleh nabadgalyada iyo horumarka, sida lagu sheegay warbixin gaaban.
Ul Cabdalla ayaa ka tagayaa xafiiska kadib marki hanaanki siyaasadeed ee u soo dhisay u soo hooyn waayay nabad iyo isagoo oo faragalin balaaran ku yeeshay arrimaha gudaha ee madaxda Somaalida.
Ergegii hore ma soo codsan in shaqadiisa loo cusbooneeysiyo marki xilliga ka dhamaaday isagoo oo an kalsooni buuxda qabin in loo dheereey doono wakhtiga, sida ay sheegeen dad isaga la shaqeeyn jiray.
Waxaa lagu tilmaama nin isla weeyna oo arrin an dhageeysan qofkii an amaan u soo jeedin isaga. Dad badan ayaa rabay inuu xilka iskaga tago markii u dowlad Jabuuti ku soo dhisay si fursad u siiyo dib heshisiin kuwi siyaasada ku collobay.






