Kooxda naxarriista daran ee shabaab ayaa lagu soo waramay in qof ay heeysteen oo ajinabi ay dillenn sida la helay miliishiyada shabaab.
Lama hubo mid u yahay qofkaasi balse shababaab waxay gacanta ku hayaan nin duq ah oo u dhashay dalka ingriiska iyo mida kenyan ah mudo sanad ka badan ay hayeen somaaliya.
Labada qof waxay ahaayeen samafalayaal howlo dadnimo ka waday koonfurta Somaaliya. Waxaa kale oo gacanta kooxdan ku jiray nin u dhashay dalka faransiiska ee lagha afduubay Muqdisho.
Ila hadda lama yaqaan qofkaasi mid y yahay. Laba nin oo u dhashay Africa waqooyooyi oo u yimid waxa shabaabku ugu yeeraan jihaad ayaa iyaguna u xiran shabaab in muddo ah tuhun bassasnimo.






