Sidee u aragtaa muranka u dhaxeeya Madaxda Dowladda KMG ah ee Soomaaliya, maxay kula tahay Mustaqbalka Dowladda KMG ah, Ma Sheekh Aadan Madoobe ayaa meesha isaga tagi doona mise Cumar C/rashiid fadlan jawaabta su’aalahan ku soo dir emailkan oo ah maamulaha@dalka24.com soo raaci sawirkaaga, magacaada 3 aad iyo halka aad degan tahay ama aad ku sugan tahay fikirkaaga bogga ayaan ku soo daabici doona isla markii na soo gaaro.
Xafiiska Wararka iyo Maamulka dalka24.com maamulaha@dalka24.com







walalo Dowlada KMG Maanta tan ugu dhow in ay dalka nabad ku soo dabaasho, markaa is qabqabsigan waa uu iska dhaamaani doonaa, dalkana waxaan u rajaynayaa khayr iyo inay nabad hesho sida somaliland oo kale..bye.e.e.