Waa Sawiro laga soo qaaday xaaladda Magaalada Muqdisho, sawiradan waxay muujinayaan muuqaalka Magaalada oo markaad daawato aad qiimayn ku sameyn karto nolosha magaalada oo xataa ka daran tahay waqtigan dagaaladii 1991 waqtigaas oo dagaalo u dhaxeeyay jabhadihii dalka qabsaday ka socdeen magaalada
















