Waaxyaha | Dhacdooyin

15 jir kasoo baxsaday ALshabaab oo shaaciyay sirta ay ku dagaalgalinayaan carruurta

15 jir kasoo baxsaday ALshabaab oo shaaciyay sirta ay ku dagaalgalinayaan carruurta

kooxaha sheegta wadaadnimada ee ka dgaalamaya dalka soomaaliya  ayaa la xaqiijinayaa  in ay magaalada muqdisho ku leeyihiin xarumo qarsoodi ah oo ay ku tababaraan carruurta ay dagaalaalada u adeegsadaan.�

Ururka AL shabaab oo xoog ku haysta qaar ka mid ah Gobolada Soomaaliya ayaa la sheegay in  boqolaal caruur ah oo da.doodu u dhexayso 8 illa 18 jir ay imminka ku tababarayaan dugsi qarsoodi ah oo kuyaalo degmada dayniile ee gobolka Banaadir sida uu xaqiijinayo Asad Shiikhaw oo dhawaan kasoo baxsady xaruntaasi.

Asad oo ah 15 jir agoon ah ayaa waraysi aan kula yeeshay magaalada Nairobi iigu sheegay in mudo ku dhawaad 2 bilood ah uu xaruntaasi ku qaadanayay tababaro isugu jira dagaal galida iyo duruuso laxariirta barashada qur aanka iyo tarbiyada. asagoo intaa ku daray in goobtaasi ayku xaraysanyihiin in ku dhaw 250 caruur ah

Mar aan wax ka waydiiyay nuucyada tabaradka millatary ee la siiyo carruurta ayuu sharaxaad ka bixiyay. asagoo yiri. waxaa marka hore aan qaadan jirirnay baraarujin ku aadan islaam udirirka iyo jihaadka. inkastoo aan  ku cusbaa xirada hadana waxaan daawa jirnay carruurta labarayo sida loo isticmaalo qoriga AK47  shiishka toogashada iyo waliba isku difaacida bam gacmeedyada. sidaasi waxaa yiri Asad oo intaa ku daray in adeerkii uu si qasab ah ku geeyay dugsigaasi kadib markii uu hooyadii iyo aabihii uu ku waayay madfac ku soo dhacay gurigooda oo ku yiilay daegmada wardhiigley.  

Asad waxa uu waraysigaasi ku xaqiijiyay in carruurtaasi badankoodu ay ku faraxsnyihiin inay u dagaalaaan islaamka laga dhaadhacsiiyay asagoo intaa sii raaciyay in mararka qaakood caruurtaasi  loo qabto tartamo lau qiimaynayo waxbarashdoda iyo kartida iyadoo kuuwii baaso la gudoonsiiyo abaal marino isugu jira dhar iyo lacago. mar sidoo kale aan wax kawaydiiyay macalimiinta waxbarta ayuu waxa uu ku nuuxnuuxsaday in qaarkood ay ahaayeen ajnabi balse waxa uu Asad kari waayay in uu kala cadeeyo wadamada ay kasoo jeedaan tababarayaashaasi.

Inta aan oga hay dugsiga waxaa laga kaxeeyay dhawr jeer illaa15 arday oo in mudaa ah tababaro ku qaadanayay  halkaas. inkasto aanan ogayn halkii loo kaxeeyay  wiilashaai hadana waxan maqlay in qaar kood ay shahiideen waa sida ay ardaydu isla dhexmaraysay ayuu yiri Asad oo markii aan waraysanayay ka walwalsanaa in dib loogu celiyo xiradaasi . Asad mar uu ka jawaabayay su’aal ku aadaneed qaab kii uu ku soo baxsady ayuu yiri. waxay ahayd abaarihii salaada subax ha hor waxaa na toosiyay macalin Daalibaan oo noo ka xeeyay banaanka si ann udajino qoryaha lashito oo saarnaa gaari xamuul ah. intii aan dejinaynay waxaa na illaa linayay Daalibaan oo dusha ku sita qori,waxaa illa sheekaystay darawalkii gaariga oo aan usheegay in qasab la igu keenay xirada waxaana ka codsaday in ay igu kaayaan sarrirta dambe ee gaariga dabadeedna nasiib wanaag wuu ka dhabeeyay. waxuuna gaarigaasi ikeenay ceelasha biyaha afgooye.Asad waxa uu intii aan wadnay waraysigaasi uu Asad  ii sheegay in uu iska diiwaangaliyay xafiiska UNHCR ee magaalada Nairobi.waxaana kiiskiiisa loo aqoonsaday mid ubaahan daryeel iyo difaacid  si kasto oo ay ahaataba waxaa  soo ifbaxaya dhagarta iyo xeeladaha qarsoon oo ay ALshabaab u adeegsato carruurta taasoo xadgudub ku ah shareecada islaamka iyo baaqa caalamiga ah qodbkiisa 54 oo qeexaya in la dhawro xuquuqda carruur dhinacakale waalidiinta kuwooda ku raaliya in carruurtooda ay dagaalamaan waxaa la xasuusinayaa in lalaxisaabtami doono isla markaana uu jiro doono waqti la la xisaabtami xadgudu

Leave a Reply

advert

Waaxyaha

fiirin bog

Pictures

PHVsPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19hZHNfcm90YXRlPC9zdHJvbmc+IC0gdHJ1ZTwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2FkX2ltYWdlXzE8L3N0cm9uZz4gLSAgaHR0cDovL3d3dy5kYWxrYTI0LmNvbS93cC1jb250ZW50L3VwbG9hZHMvMjAwOS8xMC9zb21hbGktcGlyYXRlczIuanBnPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfaW1hZ2VfMjwvc3Ryb25nPiAtIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vd3AtY29udGVudC91cGxvYWRzLzIwMDkvMTAvZmFyb2xlMi5qcGc8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19hZF9pbWFnZV8zPC9zdHJvbmc+IC0gIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vd3AtY29udGVudC91cGxvYWRzLzIwMDkvMTAvc2hhYmFiZGFsa2EyNDEuanBnPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfaW1hZ2VfNDwvc3Ryb25nPiAtIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vd3AtY29udGVudC91cGxvYWRzLzIwMDkvMTAvYW1pcl9hcnRzMTIuanBnPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfbXB1X2Fkc2Vuc2U8L3N0cm9uZz4gLSA8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19hZF9tcHVfZGlzYWJsZTwvc3Ryb25nPiAtIGZhbHNlPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfbXB1X2ltYWdlPC9zdHJvbmc+IC0gIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vd3AtY29udGVudC91cGxvYWRzLzIwMTAvMDUveGFuYWZpMTMtMTUweDE1MC5qcGc8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19hZF9tcHVfdXJsPC9zdHJvbmc+IC0gIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vaW5kZXgucGhwLzIwMTAvMDUvYWxsYWhhLXUtbmF4YXJpaXN0by1zaC1udXItbWF4ZWQtYWJrZXktb28tcmFkaW8tbXVxZGlzaG8ta2EtdGlyc2FuYWEtYXlhYS1jYWF3YS1rb294ZGEtc2hhYmFhYi1rdS1kaWxlZW4tc3V1cWEtYmFrYWFyYWhhLzwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2FkX3RvcF9hZHNlbnNlPC9zdHJvbmc+IC0gPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfdG9wX2Rpc2FibGU8L3N0cm9uZz4gLSBmYWxzZTwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2FkX3RvcF9pbWFnZTwvc3Ryb25nPiAtIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vd3AtY29udGVudC91cGxvYWRzLzIwMDkvMDkvYWQuZ2lmPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfdG9wX3VybDwvc3Ryb25nPiAtIGh0dHA6Ly93d3cud29vdGhlbWVzLmNvbTwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2FkX3VybF8xPC9zdHJvbmc+IC0gaHR0cDovL3d3dy53b290aGVtZXMuY29tPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfdXJsXzI8L3N0cm9uZz4gLSAgaHR0cDovL3d3dy5hbGxwdW50bGFuZC5jb20vYXJ0aWNsZS9hbm12aWV3ZXIuYXNwP2E9NjI0MSZ6PTI8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19hZF91cmxfMzwvc3Ryb25nPiAtIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vaW5kZXgucGhwLzIwMDkvMTAvc2hhYmFhYi1vby1hYWQtdWdhLXFhcnNhbmF5YS1zaXJ0b29kYS14aXNidWwtaXNsYWFtLzwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2FkX3VybF80PC9zdHJvbmc+IC0gaHR0cDovL3d3dy5hbWluYXJ0cy5jb208L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19hbHRfc3R5bGVzaGVldDwvc3Ryb25nPiAtIGdyZWVuLmNzczwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2F1dGhvcjwvc3Ryb25nPiAtIGZhbHNlPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYXV0b19pbWc8L3N0cm9uZz4gLSB0cnVlPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fY3VzdG9tX2Nzczwvc3Ryb25nPiAtIDwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2N1c3RvbV9mYXZpY29uPC9zdHJvbmc+IC0gaHR0cDovL3d3dy5kYWxrYTI0LmNvbS93cC1jb250ZW50L3dvb191cGxvYWRzLzMtZmF2aWNvbi5pY288L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19mZWF0dXJlZF9jYXRlZ29yeTwvc3Ryb25nPiAtIFdhcmFya2Ega29vd2FhZDwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2ZlYXRfZW50cmllczwvc3Ryb25nPiAtIDE5PC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fZmVlZGJ1cm5lcl9pZDwvc3Ryb25nPiAtIDwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2ZlZWRidXJuZXJfdXJsPC9zdHJvbmc+IC0gPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fZ29vZ2xlX2FuYWx5dGljczwvc3Ryb25nPiAtIDxzY3JpcHQgdHlwZT1cInRleHQvamF2YXNjcmlwdFwiPg0KdmFyIGdhSnNIb3N0ID0gKChcImh0dHBzOlwiID09IGRvY3VtZW50LmxvY2F0aW9uLnByb3RvY29sKSA/IFwiaHR0cHM6Ly9zc2wuXCIgOiBcImh0dHA6Ly93d3cuXCIpOw0KZG9jdW1lbnQud3JpdGUodW5lc2NhcGUoXCIlM0NzY3JpcHQgc3JjPVwnXCIgKyBnYUpzSG9zdCArIFwiZ29vZ2xlLWFuYWx5dGljcy5jb20vZ2EuanNcJyB0eXBlPVwndGV4dC9qYXZhc2NyaXB0XCclM0UlM0Mvc2NyaXB0JTNFXCIpKTsNCjwvc2NyaXB0Pg0KPHNjcmlwdCB0eXBlPVwidGV4dC9qYXZhc2NyaXB0XCI+DQp0cnkgew0KdmFyIHBhZ2VUcmFja2VyID0gX2dhdC5fZ2V0VHJhY2tlcihcIlVBLTc1Nzc0Ny0xOFwiKTsNCnBhZ2VUcmFja2VyLl90cmFja1BhZ2V2aWV3KCk7DQp9IGNhdGNoKGVycikge308L3NjcmlwdD48L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19ob21lPC9zdHJvbmc+IC0gdHJ1ZTwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2hvbWVfdGh1bWJfaGVpZ2h0PC9zdHJvbmc+IC0gNTc8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19ob21lX3RodW1iX3dpZHRoPC9zdHJvbmc+IC0gMTAwPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29faW1hZ2Vfc2luZ2xlPC9zdHJvbmc+IC0gZmFsc2U8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19sb2dvPC9zdHJvbmc+IC0gaHR0cDovL3d3dy5kYWxrYTI0LmNvbS93cC1jb250ZW50L3dvb191cGxvYWRzLzQtZGFsa2FfbG9nby5wbmc8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19tYW51YWw8L3N0cm9uZz4gLSBodHRwOi8vd3d3Lndvb3RoZW1lcy5jb20vc3VwcG9ydC90aGVtZS1kb2N1bWVudGF0aW9uL2dhemV0dGUtZWRpdGlvbi88L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19yZXNpemU8L3N0cm9uZz4gLSB0cnVlPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fc2hvcnRuYW1lPC9zdHJvbmc+IC0gd29vPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fc2hvd19jYXJvdXNlbDwvc3Ryb25nPiAtIHRydWU8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19zaG93X3ZpZGVvPC9zdHJvbmc+IC0gdHJ1ZTwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX3NpbmdsZV9oZWlnaHQ8L3N0cm9uZz4gLSAxODA8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19zaW5nbGVfd2lkdGg8L3N0cm9uZz4gLSAyNTA8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb190YWJzPC9zdHJvbmc+IC0gZmFsc2U8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb190aGVtZW5hbWU8L3N0cm9uZz4gLSBHYXpldHRlPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fdXBsb2Fkczwvc3Ryb25nPiAtIGE6Mjp7aTowO3M6NjI6Imh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vd3AtY29udGVudC93b29fdXBsb2Fkcy80LWRhbGthX2xvZ28ucG5nIjtpOjE7czo1OToiaHR0cDovL3d3dy5kYWxrYTI0LmNvbS93cC1jb250ZW50L3dvb191cGxvYWRzLzMtZmF2aWNvbi5pY28iO308L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb192aWRlb19jYXRlZ29yeTwvc3Ryb25nPiAtIFZpZGVvPC9saT48L3VsPg==