Kooxada qoryaha wata ee shabaab aya dhalinta somaliyeed iygoo u soo marya jidad kala duwan oo isku meel ku dhamaada.
Khiyaamo ubadka soo hana qaaday ku dabar go’ayso, waxa ka mid ah in dhalinto la galiyo dagaal an micno sameeynan oo ay ku dhimanayaan dhinca kaleh waxa ugu weeyn ee ah guusha ay filayaan waxa ay tahay ineey dilaan dad badan oo Somaali kaleh ah.
Mida kaleh aya ah, in lagu dhiiri galyo in dhalintu is qarxiyaan oo ay noqdaan madaf nool ee loo diro gob u ku dhinto kuwo kalena isku dhex qarxiyo qarxiyo.
Haddu u diidi marka loo soo jeediyo inu isqarxiyo waa waajib inu fuliyo howsha sida ay qabaan horjoogayaasha shabaab, haddi u qofku diidi inu isqarxiyo isla markaana ogaado sir ku saabsab isqarxin waa in sirta la xafido, taasina waa in qofka la dilo.
Balan qaatka shabaabna waa wax anay gacanta ku heeyn oo ah walax Illaheey oo kaliya bixin karo, waa jano.
Qofkan loo soo jeedinayo inu is qarxiyo waxu maalmo la joogaya koox ineey is dilaan ogolaaday oo si gooni loo xereeyeey, wuxuna ogaanaya magaacda iyo goobaha ay ka kala yimaadeen dhalinta ay shaabab madaxdoodu ugu yeeraan “jano sugayaal.”
Haddi qofka mar dambe is badala ee u diida is qarxinta waxa markiiba lagu tilmaama inu bassasnimo u yimid oo u yahay qof xog u raadinayay reer galbeedka, dowladaha dariska, ama dowlada ku meel gaarka ah.
Shakhsiga is qarxin diida waa la jirdilaa iyadoo la weeydiinayo sualo unu garan karin oo ka bada aqoontiisa ama ka fog wuxu ku fikirayay xiligaasi.
Qofkaasi galkiisa waxa loo gudbinyaa Axmed Cabdi Godane oo ah kaabo milishiyaha shabaab, wuxuna ka gaaraya goa’an u badan dil loo diyaariyay qaab kala duwan.
Waxaase lagu eedeeyanaya inu yahay basaas, maalinti hal mar aya cuntu yar la siinaya, waa la jir dilaya ila u iska sheegto inu bassaas yahay qofku marku naftyiisa naco.
Waxa ugu yaab badan marka u qirto xanuun awgii nin wax an qorin isla markaana an akhriyin inu u shaqeeyo CIA (xafiis sirdoonka mareeykanka) oo qoraalo u diri jiray ama inu diyaarad soo hogaamiyeey.
Mararka qaarkoo isagoon waxba qiran aya shabaab leeyihiin danbigiisi wu qirtay.
Marka shabaab halku dhag cusub ee ay ku soo dareen dagaalada waa “is dil ama aniga ku dili.”
Dhalinti sidaas ayeey ugu dhimananyaan gacnta dhiiga leh ee shabaab ee waxa haboon in meel looga soo jeesto.






