Comments on: Shabaab oo aad uga qarsanaya sirtooda xisbul Islaam

By: ibraahin
sxb waxaan kuu cod sanayaa in aad sii wadid howlaha macaan ee umada soo maaliyeed umadid

By: BANAADIR BIN XAMAR
ascwwb waxaan ilaah ka baryaa  labadaan koox inuu dhaxdooda dab ka kiciyo

inuu ilaah isku diro ,maxaa yeelay waxaa laga gooynayaa wixii ummadda

masaakinnta ay ka galeen

sheekh xasan ma aha nin ummadda u naxaayo

gaar ahaan ummadda deggan muqdisho

hadduu dagaal rabo maxuu u aadi waayay dhuusamareeb hadduu yahay nin rag

masaakiinta reer muqdisho maxuu ka rabaa

beeshiisa waxeey ku nool yihiin nabad laakin beesha degto muqdisho oo u badan abgaal silic ayeey ku nool yihiin

mar hore waxaan maqli jiray oo ku maahmaahi jireen odayaasha banaadir (beesha abgaal waa badan yihiin laakin barako malaha )

waryaa xamar abgaal ayaa leh iyo beelaha yar yar ee banaadiriga

haddii aat tihiin abgaal waxaan wada nooleen muddo ka badan kun iyo afar boqol sano weligeena isku ma dhicin

waxaan ku nooleen nabad iyo barwaaqo

aniga haddii aan ahay banaadiri waxaan eeda dusha ka saarayaa abgaal

maxaa yeelay waxaan wada nahay xamar iyo xamar daye

waxaa idinku waajibaa inaat difaacdaan gobolka banaadir iyo dadka deggan

kaddib aat ka saartaan tuugada al-sheeydhaan iyo xisbul-sheeydhaan

(WADA JIRBEEY LABA GAMCOOD WAX KU QABAN KARAAN AN IS WHESHANO WALAALAYAAL AN WADA JIRNEE WALAALAYAAL )

QORE .BANAADIR BIN XAMAR BIN MUQDISHO

WABILAAHI TOWFIIQ