Sida u sheegay Danjire Cabdi Xakiin Ugaas Cali, Madaxweeyne Shariif Sheekh Axmed aya yimid dalka Libiya kadib marki u martiqaad ka helay hogaamiye Mucamar al Qadaafi. Safarka shariifka lama oga waxa u ku saabsan yahay haseyeeshe waxu muuqda mid qadaafi u ku raadinayo in la isku dayo qaabki nabad loogu dhameeyn laha.
Shariifku waxa u ku raagay dalka dibadiisa isago sameeyay wax loogu yeeray safar an baahidisu jirin.







