Comments on: maamulk is-magacaabay ee Kismaayo oo ku tacadiyay dhalin diiday dagaal

By: Geesi
Waa run, waxa aay gacan iyo lug ka gooyeen iyo dadka aay karbaash la dhaceen ama luqunta ka gooyeen waa dad aan waxba galabsan ee diiday dagaalka been abuurka ah ee fidnada watta. Marka Illaaheey waxaan uga baryeeynaa in Illaaheey naga qabto kuwaani Mufsidiinta ah ee Al-Dadqalato iyo haddaa xisbul-Xasuuq dhamaanttoduba waa mufsidiin.

Anagana waxaa nagu waajib ah in aan gacnaha is qabsano oo aan sameeyno Olole weeyn oo la magac baxay ” Ololaha Ciribtirka Mufsidiinta ee Al-Dadqalato iyo Xisbul-xasuuq” Waa in aan sida dhaqsiyada ugu badan ku dhaqaaqnaa tirtiridda Mufsidiintaani, taasina guul Illaaheey waa nugu siinaayaa Insha`allaah.