Kooxda xooga ku joogta Kismayo ee maliishiyada shabaab aya si an ka fiirsasho laheeyn laba will oo dhaliyaro ah gacan iyo lag is dhaaf halka mid naafo ahaano ay lugta uga jareen.
Dadkan oo la ogyahay iney diideen ka qeeybgal dagaalo looga soo horjeedo dadka Jubada Hoose aya lagu eedeeyay in wakhti in la garaneeyn baabur jidka maray iney ku dhaceen
Ma jirin dad mudici ku ahaa 3da qof ee lagu fuliyay xukun ka soo jeeda shareecada ee u gaar ah shabaab.
Shabaabka aya boob ku haya dadka Somaalida eek u sugan Kismayo, shabaab waxa kism,ayo ay joogaan hal sano iyagoo horay u balan qaaday maamul lix billod ah.
Dadka Kismayo aya lagu qasbay ineey daawadaan ficilkan ujeedadiisu aheeyd in lagu cabsi galiyo dadka si anay uga hor imaan xukunka fudud ee shabaab.







Waa run, waxa aay gacan iyo lug ka gooyeen iyo dadka aay karbaash la dhaceen ama luqunta ka gooyeen waa dad aan waxba galabsan ee diiday dagaalka been abuurka ah ee fidnada watta. Marka Illaaheey waxaan uga baryeeynaa in Illaaheey naga qabto kuwaani Mufsidiinta ah ee Al-Dadqalato iyo haddaa xisbul-Xasuuq dhamaanttoduba waa mufsidiin.
Anagana waxaa nagu waajib ah in aan gacnaha is qabsano oo aan sameeyno Olole weeyn oo la magac baxay ” Ololaha Ciribtirka Mufsidiinta ee Al-Dadqalato iyo Xisbul-xasuuq” Waa in aan sida dhaqsiyada ugu badan ku dhaqaaqnaa tirtiridda Mufsidiintaani, taasina guul Illaaheey waa nugu siinaayaa Insha`allaah.