Comments on: Maalinti 6 ila todoba 7 maxbuus ayeey dilaan shabaab

By: 777
55+77+11+??+(€)99073+ waa imisa kan qoray webkan iga soo jawab waa hadii ad kala taqan shaqalada qoralka iyo xisabta engineria ah

By: isxaaq
al shabab waxay ka been sheegeen diinta islaamka waxaan dhalan yara somalida u sheegayaa in aay ka waan toobaan waxay ay wado al shabab aniga somali inta aya ku nool yihiin uma soo sucdo nimkaas allaka ka qabto diinta islaamka iyo dadka somaliyeedba

By: isxaaq
waxaan salamay umada muslimiinta ah waxaan ka loo salamay qasatan umada somalida aniga waxaa hadda u xiran alshabab nin ila dhashay oo dhigan jira jamaca muqdsho waxaa nasiib daro ah in aya dhahaan waa murtad waan yabanahay ee ma ila yaa bantihiin waxaa iga la soo xariiri kartiin  emailka isxaaqdc@hotmail.com

By: SHABAAB
Waxaa shabaab Laga sheegayo haday Run yihiin, Aaway Xisbul Islaam kuwa sheegtay Ficilkooda, Aaway Kuwa dawlada sheeganaya Aamarkooda, Aaway Tuugada AMISOM Xasuuqooda, WAXAAN Leeyahay shiciboow Ilaah ayaa idiin Maqan, SHABAAB SHEYDAAN,XASUUQ XISBUL ISLAAM, DAWLAD MEEL KU GAAR,AMISOM AMAAN DARAN,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,

By: luqmaan
salaan all …waxaa la yaab leh ninka qoray maqaalkan ..run iyo beenba …maxaa loogu dhaaran ……..maqaalkan hadii murtad uu ku noqday… waxaaa meesha ka cad in al shabaab waxa uu ka qoray dhamaaan run yihiin maxaaa yeelay qoraaalkan ayaadba ku dileeysaaan…hadaaa tihiin al shaydaaamiiiiin====al shabaab

By: Runta
Beentaada dadka oo dhan waa ogaadeen yaa murtad.somali waa imaandoontaa!

By: c/laahi axmed aaden
waxaa balan ah in xaqa lagu waafajiyo ama canada joog ama been sheeg

By: al_ cadaalla
Waxaan layabaa ereyda macnadarada ah iyo walahadlaa oo liiskaaga had laayo ruuxaan kalamaduu ku hadlaaya garaneen dhankee loo racaa? maxaa lagu tilmaa maa? shabaabku sheekadoodu waxey noqotay shan uyar ii shabaab sheekadooda iiga daa mashiixe ii matashade ayaa sharax been u tumaayoo sheeko been u sharxaaya

By: mohamed
haa sxb waa run waxa Alshabaab laga qoray oo waxa ay dadka somaliyeed ulaayaan cadaa wad hoose iyo cuqdad ayqabaan waana mida keenta in qofkasta ay lugaha iyo gacnaha kajaraan waxaana leeyahay Allah hanaga qabto waxayna ushaqeeyaa dad shisheeye ah hadana waxay bilaabeen bal waxakale iskadaaye in ay naagaha naasaha kataataabtaan ayaga oodhahaya waxaad wadataa Rajameeto gaalo samaysay Diina raad kuma leh byeeeeeeeeeeeeeeeee

By: burcaawi
war heedhe  reer muqdishow  waa idinkan difacaaya al shabaabe ma raali baad ka tihiin waxa ay samaynayaan maalin walba ma sheeko cusub ayaad keentaan  horena kaabo qabiilo ayaa isu cunayseen hadana shaati diineed ayaad isku cunaysaan  waar ilaahay caqli buu ina siiyee alshabab haday muslimiin sax ah yihiin maxay ulamidoobi waayeen xisbul islam ayagaba isku saf kasoo jeedee   waar intaas oo keliyi miyaanay tusaale idiinku filayn  hadhaw marka ay xabadda isku bilaabaana maxaydun odhan koleyba mid bay ayaydun difaaci waar caqli yeesha oo maalinba koox daba raqlaynta iska dhaafa