Waaxyaha | Dhacdooyin

Maalinti 6 ila todoba 7 maxbuus ayeey dilaan shabaab

Maalinti 6 ila todoba 7 maxbuus ayeey dilaan shabaab

shabaxasuuqMaamulka shabaab maalin kasta oo jirta waxay dilaan 6 ila 7 somaali ah oo dhalin u badan iyagoo sabab uga dhigaya arrimo kala duwan, sida ay xaqiijiyeen xubno ka tirsana  kooxda oo ka baxay marki ay muddo u dagaalamayeen.

Dilkan inta u badan waxa u ka dhaca muqdisho, kumana jiro falka la xiriira dagaalada tooska ah dhimashada ku timaad.

“Inta badan waxa lagu dila dadka inu tuhun ka galo shabaab inu qofka la socdo dowlada ku meel gaarka ah xataa haddi ay noqoto dhinaca damiirka,” sidan waxa sheegay Axmed Ibraahim oo haatan ku sugan Hargeeysa kana mid aha shabvaab.

“Waxa darjada labaad ee dilka keena qofka oo laga helo qoraalo ingiriis ah, telefoonkiisa oo ay lacag badan ku jirto, isagoo magacyo badan ugu jiraan oo faahfaahin kari waaya qofka kasta waxa magaciisa u keeysaday, sigaar u cabo iyo jaad u cuno,” ayu yiri isago ka yaaban ficilka kooxda u ka tirsanaan jiray.

Qodobka kaleh ee shabaab dadka u dilaan waxa ka mid ah qofka oo ay ka qabtaan meel u dagaal ka dhacayo oo aaney heleeyn xabsi lagu hayo.

“Waxa u fool xun in maxbiis u dilaan marki ay cuntadooda bixin kari waayaan, xataa haddi anu danbi ku cadeeyn,” sidana waxa afkiisa laga haya Cabdirasaaq biixi oo ah mid walaalki u ku dhintay isagoo la socda shabaab.

“Walaakeey jano ayu rabay balse sida shabaab ku jiraan jano laguma helo,” ayu ku daray.

Dadka ay dilaan shabaab waxa ka mid oo kalegh kuwa sir ka ogaado kooxda laga cabsi qabo ineey xogta bixiyaan.

“Haddi ad wajiga dad shisheeye ah ee u dagaalama ad aragto aragto mudada ad xiran tahay waa lagu dilo iyadoo laga cabsi qabo inaad tilmaam ka bixisowajiyadooda,” Yasiin oo jooga Xamar aya sheegay.

Wuxu inta raaciyawey in haddi ad hal qof ka garato askarta waardiyeeyneeysa madaxda shabaab iyana waa dil xata haddi anad danbi waxa ay shabaab u yaqaanaan galin.

Maxa lafu fakada

1 inaad isku qabiil noqotaan mid ka mid ah shabaabvka madaxdooda

2 inaad ogolaato inaad ku biirto sshabaab oo dagalo gasho

3 inaad u ahaato wardoon oo marka lagu sii daayo war u soo sheegto,

4 inaad ogoloaato inaad is qarxiso oo ad fuliso howl gal

5 ineey baahi aad ah ka muuqato oo ad ugu baahan tahatay kaalmadooda

6 ineey waalidkaagu ku nool yihiin dhul shabaab ka taliyaan oo loo qabsan karo wixi aad ka be’iso

12 Responses to “Maalinti 6 ila todoba 7 maxbuus ayeey dilaan shabaab”

  1. jabriil says:

    asc marka ugu horeesa websitekaan waxaa iska leh doofaarkii xumaa amin arts war nimanyahoow anaga ayaa xamar kunool xaa beenta dadka aan kawar qabin ugu sheekeesaan baster waaye ninka webseedkaan ka mas buulka ah kadaa ib

  2. xasan says:

    haa waa runtaa sxb jabra kuwaani waa wacalo dadka beenta u sheega sxb anaga ayaa muqdisho kunool ee beenta iska dhaafa

  3. burcaawi says:

    war heedhe reer muqdishow waa idinkan difacaaya al shabaabe ma raali baad ka tihiin waxa ay samaynayaan maalin walba ma sheeko cusub ayaad keentaan horena kaabo qabiilo ayaa isu cunayseen hadana shaati diineed ayaad isku cunaysaan waar ilaahay caqli buu ina siiyee alshabab haday muslimiin sax ah yihiin maxay ulamidoobi waayeen xisbul islam ayagaba isku saf kasoo jeedee waar intaas oo keliyi miyaanay tusaale idiinku filayn hadhaw marka ay xabadda isku bilaabaana maxaydun odhan koleyba mid bay ayaydun difaaci waar caqli yeesha oo maalinba koox daba raqlaynta iska dhaafa

  4. mohamed says:

    haa sxb waa run waxa Alshabaab laga qoray oo waxa ay dadka somaliyeed ulaayaan cadaa wad hoose iyo cuqdad ayqabaan waana mida keenta in qofkasta ay lugaha iyo gacnaha kajaraan waxaana leeyahay Allah hanaga qabto waxayna ushaqeeyaa dad shisheeye ah hadana waxay bilaabeen bal waxakale iskadaaye in ay naagaha naasaha kataataabtaan ayaga oodhahaya waxaad wadataa Rajameeto gaalo samaysay Diina raad kuma leh byeeeeeeeeeeeeeeeee

  5. al_ cadaalla says:

    Waxaan layabaa ereyda macnadarada ah iyo walahadlaa oo liiskaaga had laayo ruuxaan kalamaduu ku hadlaaya garaneen dhankee loo racaa? maxaa lagu tilmaa maa? shabaabku sheekadoodu waxey noqotay shan uyar ii shabaab sheekadooda iiga daa mashiixe ii matashade ayaa sharax been u tumaayoo sheeko been u sharxaaya

  6. c/laahi axmed aaden says:

    waxaa balan ah in xaqa lagu waafajiyo ama canada joog ama been sheeg

  7. Runta says:

    Beentaada dadka oo dhan waa ogaadeen yaa murtad.somali waa imaandoontaa!

  8. luqmaan says:

    salaan all …waxaa la yaab leh ninka qoray maqaalkan ..run iyo beenba …maxaa loogu dhaaran ……..maqaalkan hadii murtad uu ku noqday… waxaaa meesha ka cad in al shabaab waxa uu ka qoray dhamaaan run yihiin maxaaa yeelay qoraaalkan ayaadba ku dileeysaaan…hadaaa tihiin al shaydaaamiiiiin====al shabaab

  9. SHABAAB says:

    Waxaa shabaab Laga sheegayo haday Run yihiin, Aaway Xisbul Islaam kuwa sheegtay Ficilkooda, Aaway Kuwa dawlada sheeganaya Aamarkooda, Aaway Tuugada AMISOM Xasuuqooda, WAXAAN Leeyahay shiciboow Ilaah ayaa idiin Maqan, SHABAAB SHEYDAAN,XASUUQ XISBUL ISLAAM, DAWLAD MEEL KU GAAR,AMISOM AMAAN DARAN,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,

  10. isxaaq says:

    waxaan salamay umada muslimiinta ah waxaan ka loo salamay qasatan umada somalida aniga waxaa hadda u xiran alshabab nin ila dhashay oo dhigan jira jamaca muqdsho waxaa nasiib daro ah in aya dhahaan waa murtad waan yabanahay ee ma ila yaa bantihiin waxaa iga la soo xariiri kartiin emailka isxaaqdc@hotmail.com

  11. isxaaq says:

    al shabab waxay ka been sheegeen diinta islaamka waxaan dhalan yara somalida u sheegayaa in aay ka waan toobaan waxay ay wado al shabab aniga somali inta aya ku nool yihiin uma soo sucdo nimkaas allaka ka qabto diinta islaamka iyo dadka somaliyeedba

  12. 777 says:

    55+77+11+??+(€)99073+ waa imisa kan qoray webkan iga soo jawab waa hadii ad kala taqan shaqalada qoralka iyo xisabta engineria ah

Trackbacks/Pingbacks


Leave a Reply

advert

Waaxyaha

fiirin bog

Pictures

PHVsPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19hZHNfcm90YXRlPC9zdHJvbmc+IC0gdHJ1ZTwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2FkX2ltYWdlXzE8L3N0cm9uZz4gLSAgaHR0cDovL3d3dy5kYWxrYTI0LmNvbS93cC1jb250ZW50L3VwbG9hZHMvMjAwOS8xMC9zb21hbGktcGlyYXRlczIuanBnPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfaW1hZ2VfMjwvc3Ryb25nPiAtIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vd3AtY29udGVudC91cGxvYWRzLzIwMDkvMTAvZmFyb2xlMi5qcGc8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19hZF9pbWFnZV8zPC9zdHJvbmc+IC0gIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vd3AtY29udGVudC91cGxvYWRzLzIwMDkvMTAvc2hhYmFiZGFsa2EyNDEuanBnPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfaW1hZ2VfNDwvc3Ryb25nPiAtIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vd3AtY29udGVudC91cGxvYWRzLzIwMDkvMTAvYW1pcl9hcnRzMTIuanBnPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfbXB1X2Fkc2Vuc2U8L3N0cm9uZz4gLSA8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19hZF9tcHVfZGlzYWJsZTwvc3Ryb25nPiAtIGZhbHNlPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfbXB1X2ltYWdlPC9zdHJvbmc+IC0gIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vd3AtY29udGVudC91cGxvYWRzLzIwMTAvMDUveGFuYWZpMTMtMTUweDE1MC5qcGc8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19hZF9tcHVfdXJsPC9zdHJvbmc+IC0gIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vaW5kZXgucGhwLzIwMTAvMDUvYWxsYWhhLXUtbmF4YXJpaXN0by1zaC1udXItbWF4ZWQtYWJrZXktb28tcmFkaW8tbXVxZGlzaG8ta2EtdGlyc2FuYWEtYXlhYS1jYWF3YS1rb294ZGEtc2hhYmFhYi1rdS1kaWxlZW4tc3V1cWEtYmFrYWFyYWhhLzwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2FkX3RvcF9hZHNlbnNlPC9zdHJvbmc+IC0gPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfdG9wX2Rpc2FibGU8L3N0cm9uZz4gLSBmYWxzZTwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2FkX3RvcF9pbWFnZTwvc3Ryb25nPiAtIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vd3AtY29udGVudC91cGxvYWRzLzIwMDkvMDkvYWQuZ2lmPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfdG9wX3VybDwvc3Ryb25nPiAtIGh0dHA6Ly93d3cud29vdGhlbWVzLmNvbTwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2FkX3VybF8xPC9zdHJvbmc+IC0gaHR0cDovL3d3dy53b290aGVtZXMuY29tPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfdXJsXzI8L3N0cm9uZz4gLSAgaHR0cDovL3d3dy5hbGxwdW50bGFuZC5jb20vYXJ0aWNsZS9hbm12aWV3ZXIuYXNwP2E9NjI0MSZ6PTI8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19hZF91cmxfMzwvc3Ryb25nPiAtIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vaW5kZXgucGhwLzIwMDkvMTAvc2hhYmFhYi1vby1hYWQtdWdhLXFhcnNhbmF5YS1zaXJ0b29kYS14aXNidWwtaXNsYWFtLzwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2FkX3VybF80PC9zdHJvbmc+IC0gaHR0cDovL3d3dy5hbWluYXJ0cy5jb208L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19hbHRfc3R5bGVzaGVldDwvc3Ryb25nPiAtIGdyZWVuLmNzczwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2F1dGhvcjwvc3Ryb25nPiAtIGZhbHNlPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYXV0b19pbWc8L3N0cm9uZz4gLSB0cnVlPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fY3VzdG9tX2Nzczwvc3Ryb25nPiAtIDwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2N1c3RvbV9mYXZpY29uPC9zdHJvbmc+IC0gaHR0cDovL3d3dy5kYWxrYTI0LmNvbS93cC1jb250ZW50L3dvb191cGxvYWRzLzMtZmF2aWNvbi5pY288L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19mZWF0dXJlZF9jYXRlZ29yeTwvc3Ryb25nPiAtIFdhcmFya2Ega29vd2FhZDwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2ZlYXRfZW50cmllczwvc3Ryb25nPiAtIDE5PC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fZmVlZGJ1cm5lcl9pZDwvc3Ryb25nPiAtIDwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2ZlZWRidXJuZXJfdXJsPC9zdHJvbmc+IC0gPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fZ29vZ2xlX2FuYWx5dGljczwvc3Ryb25nPiAtIDxzY3JpcHQgdHlwZT1cInRleHQvamF2YXNjcmlwdFwiPg0KdmFyIGdhSnNIb3N0ID0gKChcImh0dHBzOlwiID09IGRvY3VtZW50LmxvY2F0aW9uLnByb3RvY29sKSA/IFwiaHR0cHM6Ly9zc2wuXCIgOiBcImh0dHA6Ly93d3cuXCIpOw0KZG9jdW1lbnQud3JpdGUodW5lc2NhcGUoXCIlM0NzY3JpcHQgc3JjPVwnXCIgKyBnYUpzSG9zdCArIFwiZ29vZ2xlLWFuYWx5dGljcy5jb20vZ2EuanNcJyB0eXBlPVwndGV4dC9qYXZhc2NyaXB0XCclM0UlM0Mvc2NyaXB0JTNFXCIpKTsNCjwvc2NyaXB0Pg0KPHNjcmlwdCB0eXBlPVwidGV4dC9qYXZhc2NyaXB0XCI+DQp0cnkgew0KdmFyIHBhZ2VUcmFja2VyID0gX2dhdC5fZ2V0VHJhY2tlcihcIlVBLTc1Nzc0Ny0xOFwiKTsNCnBhZ2VUcmFja2VyLl90cmFja1BhZ2V2aWV3KCk7DQp9IGNhdGNoKGVycikge308L3NjcmlwdD48L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19ob21lPC9zdHJvbmc+IC0gdHJ1ZTwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2hvbWVfdGh1bWJfaGVpZ2h0PC9zdHJvbmc+IC0gNTc8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19ob21lX3RodW1iX3dpZHRoPC9zdHJvbmc+IC0gMTAwPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29faW1hZ2Vfc2luZ2xlPC9zdHJvbmc+IC0gZmFsc2U8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19sb2dvPC9zdHJvbmc+IC0gaHR0cDovL3d3dy5kYWxrYTI0LmNvbS93cC1jb250ZW50L3dvb191cGxvYWRzLzQtZGFsa2FfbG9nby5wbmc8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19tYW51YWw8L3N0cm9uZz4gLSBodHRwOi8vd3d3Lndvb3RoZW1lcy5jb20vc3VwcG9ydC90aGVtZS1kb2N1bWVudGF0aW9uL2dhemV0dGUtZWRpdGlvbi88L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19yZXNpemU8L3N0cm9uZz4gLSB0cnVlPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fc2hvcnRuYW1lPC9zdHJvbmc+IC0gd29vPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fc2hvd19jYXJvdXNlbDwvc3Ryb25nPiAtIHRydWU8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19zaG93X3ZpZGVvPC9zdHJvbmc+IC0gdHJ1ZTwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX3NpbmdsZV9oZWlnaHQ8L3N0cm9uZz4gLSAxODA8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19zaW5nbGVfd2lkdGg8L3N0cm9uZz4gLSAyNTA8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb190YWJzPC9zdHJvbmc+IC0gZmFsc2U8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb190aGVtZW5hbWU8L3N0cm9uZz4gLSBHYXpldHRlPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fdXBsb2Fkczwvc3Ryb25nPiAtIGE6Mjp7aTowO3M6NjI6Imh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vd3AtY29udGVudC93b29fdXBsb2Fkcy80LWRhbGthX2xvZ28ucG5nIjtpOjE7czo1OToiaHR0cDovL3d3dy5kYWxrYTI0LmNvbS93cC1jb250ZW50L3dvb191cGxvYWRzLzMtZmF2aWNvbi5pY28iO308L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb192aWRlb19jYXRlZ29yeTwvc3Ryb25nPiAtIFZpZGVvPC9saT48L3VsPg==