Afhayeenka shabaab aya u digniin been abura u diray Kenya isaga oo ku eedeeyay in dalkan dariska ah u ciidan u qoryo dalka Somaliya cidan ka dagaalama.
Warka shabaab oo an la hubin aya ku saleeysan in Gobolada Waqooyi Barri ee Kenya laga qorayo ciidan u adeega Dowlada Somaliya si ay uga hortagto xogag shaerci diidka ah ee ka soo horjeeda in la so celiyo sharciga iyo kala dambeeynta.
Warkan ay ku dacwoodeen waxa si buusda u beeniaya dowlada Federalka ah ee ku meel gaarka ah iyo madaxda Kenya.
Inkastoo ay digniin bixiyeen shabaab hadana waxa ah war an jirin, waxa inta dheer Shbab mala awood ciidan ee ay wax ku yeeli karan Kenya.







Ninkaani wuxuu ahaan jirey dadka espaaro dhigatada ahaay, kuwoodu ugu weeynaa. marka ii sheega bal meesha uu diin ka yaqaano?