Archive | October, 2009

Odayaasha dhaqanka ee Tiyaglow oo shabaab ku eedeeyey isku-dir

Saddex  xubnood oo ka tirsan odayaasha lagu xurmeeyo Tiyaglow aya ku eedeeyeey militiada shabaab ineey isku dirayaan dhalinta degaanka kadbna ay sheeganayaan ineey kala celiyeen si amaan been ah ay u helaa, sidoo kalena shacabku anu u middoobinn in ay culeeyskooda ay iska kor qaadaan.

Dhalinta qaar ka mida ah ee cabsida ka abuuray tiyaglow waxa rasaas iyo sahay yar soo siiyeey shabaab, sida ay qirteen marki odayaashu arkeen. Dhalintan badnkoodu waxay taaeersan yhihiin xisbul Islaam, marka shabaabka aya raba in xaaladan ay u badalaan dagaal beeleed.

Haatan Tayglow waa nabad marki odyaashu ay fahmeen khiyaamada shabaabka. Ma jiro wax dhib ah oo dhex taal dhalinta deegaanka.

Waxaase jirta in dhalin kala taageersan shabaab iyo xisbul Islaam ineey ku dagaalmi karaan Tiyaglow.

Shabaabku meelaha ay heeystaan waxay ka abuuraan xurguf hoose si an iyaga loogu soo jeedsan.

Odyaasha ka waramay xaaladan ma soo jeedin karaan magacooda nabadgalyo awgeed madaama shabaab ka taliyo dhulkan.tiyglow

Posted in DhacdooyinComments (0)

isb bar bar dhiga Maxkamadi badabaad ee kacaanka iyo mida shabaabka

Meelo badan oo dunida aya waxa ka jira xunkuno an waafaqsaneeyn sharci u Rabbi soo dajiyeey ama kuwa aadamigu qorteen oo lagu tala galay in lagu kala badabaado.

Waxa ka jira sidoo kaleh maxkamado loo sameeyeey ineey fuliyaan go’amo ku saleeysan illalinta dano gaar ah, kuwaasi oo loo cuskado illain qaran, adkeeyn nabad galyo iyo ka hortag waxyaabo marka talis jira anu rabin.

Dunida casriga qaarkood sida America iyo Yurub waxa ka jira sharciyo loo sameeyey waxa loogu yeero la dgaalan argagixiso, kuwaaso oo ka foog xata shricyadi dalalkaasi awooyaashood u qoreen dhana ka xuquuqda aadamiga.

Haddan u soo laabto, Somaaliya waxa ka jiratay xilli hore maxkamad la yira Badbaadada Dalka oo ku fulisay dad dil iyo xukuno cimiri dheer oo in badani ku xirneeyd dalka.

1 Maxamadaasi ma laheeyn racfaan oo ah inu qofku codasdo in loo gudbiyo maxkamad ka sareeysa, go’ankeeda kowwaad aya aha kama dambeeys. haseyeeshe waxa jirta in cafis ad weeydiisan kartyid maxaweeynihi markaasi Maxamed Siyad Barre adigoo qiranaya danbi xataa haddi anad galin.

2 Maxakamadu waxay go’anka gaari jirtay xili aad u yar.

3 Xabsiga maxkamadaasi xukunto hanti ganaax laguma badalan karin

4 guddoominyaha maxkamadu General Maxmud Geele Yusuf ma laheeyn shahaado sharici oo waxa u baranayay sanado dambe kadib isagoo galay kuliyada sharciga ee Jaamacada Ummada. Geele waxa u dadka xukumi jiray isagoo ah wasiir , General ciidamada iyo xubin askarti afgambiyay 1969 dowlada la soo doortay.

5 Maxkamadu waxa ay aqoon san jirtay qiraalka qofka ee laga soo gudbiyay marki u xrana iyadoo u ka muuqdo jirdil, loomana ogoleeyn qofka inu arko qareen inta u meelaha qarsoodiga ah ku xiran yahay.

Intaa laguma soo koobi karo xumaanta maxkamada iyada ah balse waxaan u tacsiyeeynaya dadki ku dhintay talooyinka noocaas eheladoodi, ismana la heeyn mida wax ka xun aya imaan karta.

Dhan marka laga eego mid ka xun ma jirto dhinaca Somaalida sababtoo ah xadgudubkan waxa lagu sameeyay magac dowlad.

Balse haatan waxa soo baxay koox la baxday shabaab oo sharci daro ku fulinaya magac diinta islaamka iyo kan Ilaahay.

Waxa qofka ay ku xirayaan tuhun, weeyna jirdilalaan, cidna la tusi maayo balse xilli dambe aya dad loo wacaya ay shaqo la’antu ku bada tahay oo shaqsi dulman lagu tooganaya meel fagaaro ah.

Dadka isku soo baxaya ma oga qofka la dilayo wax u sameeyay waxayse marag ka noqonayaan ficil aad u fool xun.

Waxa imanaya nin sheeganaya inu garsoore yahay oo cadeeynaya inu qofkani danbiile u aha, inu qirtay danbigiisa iyo inu codsaday in la dilo si danbigi looga nadiifiyo, subxaanala, yaa ka marag ah arrinkaas.

Marar aya jirta in la yira qofka dardaaran oo ruux waalidkiisa ah loo yeero si ula hadlo, xataa xilgaasi ixtiraam gaar ah ee u kula hadlo qofka u yimid lama siiyo ee waxa ag jooga mid shabaab ah.

Waa dilaya Somaali an wax galabsan waxa lagu dhawaaqaya Allah Akbar

 

Posted in DhacdooyinComments (0)

Shabaab oo diiday in nabad la qaato iyo wada hadal

calidheereAfhayeenka Axmed Cabdi Godane oo la yira Cali xxx aya shaac ka qaaday in kooxdoodu anay daneeyneyn nabad in la waa xaajooda iyo wada hadal lagu dhameeyo dhibaatada Somaaliya, waxa u warkan sheegay isaga oo dhuumasho ku jira oo kolba meel inu joogo sheeganaya. “Anaga ma rabno wada hadal ayu yiri,” isaga oo waxa ugu yeeray shir jara’aid ku qabtay telefoon kolba geed lagula dhuumanayo. “Waxaan rabna dalka in shareecada Islaamka an hirgalino,” ayu u sheegay wariyayaal an weeydin karin sualo xaq ah ee dhib badan. Waxa kalo Cali dheere oo Godane u hadla u sheegay in Uganda iyo Burundi dalakooda lagu duuli doono. Waxa u ka jawaabayeey hadal ka soo baxay Dowlada Fedraalka oo ku baaqayay in xal iyo is-afgarasho loo raadiyo dhibaatada Somaaliya. Shabaan waxay rumeeysan yihiin in an la keeni karin nabad ila xukunka loo dhiibo maleeshiyadooda, dhulka ay maamulaana waxa la aaminsan yahay ineey ka dhigeen xabsi korka ka feeydan. Afhayeenku waxa u sheegay inu AadanYabaal joogo mudadi u hadlayeey balse arrinka si cad looma caddeyn karo.

Posted in DhacdooyinComments (0)

Maalinti 6 ila todoba 7 maxbuus ayeey dilaan shabaab

shabaxasuuqMaamulka shabaab maalin kasta oo jirta waxay dilaan 6 ila 7 somaali ah oo dhalin u badan iyagoo sabab uga dhigaya arrimo kala duwan, sida ay xaqiijiyeen xubno ka tirsana  kooxda oo ka baxay marki ay muddo u dagaalamayeen.

Dilkan inta u badan waxa u ka dhaca muqdisho, kumana jiro falka la xiriira dagaalada tooska ah dhimashada ku timaad.

“Inta badan waxa lagu dila dadka inu tuhun ka galo shabaab inu qofka la socdo dowlada ku meel gaarka ah xataa haddi ay noqoto dhinaca damiirka,” sidan waxa sheegay Axmed Ibraahim oo haatan ku sugan Hargeeysa kana mid aha shabvaab.

“Waxa darjada labaad ee dilka keena qofka oo laga helo qoraalo ingiriis ah, telefoonkiisa oo ay lacag badan ku jirto, isagoo magacyo badan ugu jiraan oo faahfaahin kari waaya qofka kasta waxa magaciisa u keeysaday, sigaar u cabo iyo jaad u cuno,” ayu yiri isago ka yaaban ficilka kooxda u ka tirsanaan jiray.

Qodobka kaleh ee shabaab dadka u dilaan waxa ka mid ah qofka oo ay ka qabtaan meel u dagaal ka dhacayo oo aaney heleeyn xabsi lagu hayo.

“Waxa u fool xun in maxbiis u dilaan marki ay cuntadooda bixin kari waayaan, xataa haddi anu danbi ku cadeeyn,” sidana waxa afkiisa laga haya Cabdirasaaq biixi oo ah mid walaalki u ku dhintay isagoo la socda shabaab.

“Walaakeey jano ayu rabay balse sida shabaab ku jiraan jano laguma helo,” ayu ku daray.

Dadka ay dilaan shabaab waxa ka mid oo kalegh kuwa sir ka ogaado kooxda laga cabsi qabo ineey xogta bixiyaan.

“Haddi ad wajiga dad shisheeye ah ee u dagaalama ad aragto aragto mudada ad xiran tahay waa lagu dilo iyadoo laga cabsi qabo inaad tilmaam ka bixisowajiyadooda,” Yasiin oo jooga Xamar aya sheegay.

Wuxu inta raaciyawey in haddi ad hal qof ka garato askarta waardiyeeyneeysa madaxda shabaab iyana waa dil xata haddi anad danbi waxa ay shabaab u yaqaanaan galin.

Maxa lafu fakada

1 inaad isku qabiil noqotaan mid ka mid ah shabaabvka madaxdooda

2 inaad ogolaato inaad ku biirto sshabaab oo dagalo gasho

3 inaad u ahaato wardoon oo marka lagu sii daayo war u soo sheegto,

4 inaad ogoloaato inaad is qarxiso oo ad fuliso howl gal

5 ineey baahi aad ah ka muuqato oo ad ugu baahan tahatay kaalmadooda

6 ineey waalidkaagu ku nool yihiin dhul shabaab ka taliyaan oo loo qabsan karo wixi aad ka be’iso

Posted in DhacdooyinComments (12)

shabaab oo la xaqiijiyay iney ka dhigtaan gabaad rayadka

rraAden Saransoor oo ah Taliye sare ciidamada dowlada gacan siiya oo la dagaalama kooxaha shareeca diidka ee shabaab ku eedeeyey ineey dadka rayadka ah ku gabadaan marki u dagaal dhaco.

“Haddi xabad ay dhacdo waxay u diidayaan shacabku inu ka baxo goobaha dagaalka si gabaad ay uga dhigtaan,” Sarnsoor aya sheegay.

Intaa waxa u ku daray shabab axay rabaan iney shacbaka an hubeeysneeyn dhintaan oo mar dame ay dhahaan weerar aya lagu dilay rayad aad u badan.

“Dhimashada shacabka waxa u adeegsadaan dhinaca dacaayada.”a ayu intaa ku daray saransoor oo ah sarkaashisa dowlada Somaaliya ee ku sugan gobalada Bay iyo Bakool.

Waxa dagaalo ka socdaan Gobaladaasi oo ay isku hayaan Shabaab iyo ciidamada degaanka.

Ciidamamada degaanku waxay xaq dhoowraan nolasha dadka halka shabaabku uga dhaqmaan sidii ciidan gumeeysi.

“Waxaan rabna inaan tuugada shabaab ka saarno dhulkan an isku heeyno anagoo badbaadineeyna rayad halka ku nool, sababta oo ah waxaan u dagaalmeeyna iyaga dartood,” ayu aden yiri.

Wuxuuna hadlkiisa ku soo xiray maha inaan shacabka gumeeysiga shabaab ugu darno dil iyo barakicin xoogan.

“Shabaabna waanu bixin, rayadkana waanu dhoowri.”

Posted in DhacdooyinComments (0)

Askarta dowelada qaarkood oo boob ka dhigtay shaqada kowaad

Xubno labisan direeyska dowlada Somaaliya ama ka tirsan ciidamada dowlada Federaalka ee ku meel gaarka aya dhaca baahsan oo soo noqnoqonaya ka geeysanaya jidka u dhaxeeya Muqdisho iyo Afgoia iyaga ku kalifay shabacka halka gaadiidka ku marya iney dhibaato badan ka sheegtaan.

Dhibaatada ay geeysanayaan askartan aya la xiriira hunguri fool xun oo keeney  tuugo cad dhib u keentay magaca ciidanka iyo kalsoonida lagu qabi karo dowlada.

Askartan oo inta badan an helin mushaar aya ku dhaqaaqaya iyago oo aqoonsan dadka ay dhacayaan laftoodu iney yihiin faqiiriin.

Sidoo kaleh askartan laalush ayeey ka qaataan wadayaasha gaadidka.

Si kasta oo ay taheyba ma jiro sabab lagu difaaco tuugo iyo boob xata haddi ay waayeen lacag iyo mushaar.askarta

Waxa ayguna ku haya boob maldahan maleeshiyada shabaab oo qaadeeysa wax ay ugu yeeraan cashuur, inkastoo diinta ay diido cashuur.

Kooxdu waxa ay sheegata iney u dagaalamayaan ku dhaqanka shareecada Islaamka.

Posted in DhacdooyinComments (0)

Burcad-badeed dad lagu eedeyey oo la taagay maxkamad, Madrid

 

piratespainLabo ka mid ah kooxaha Burcad badeeda Soomaalida ayaa Maxkamada lagu soo taagayaa Magaalada Madrid Wadanka Spain kadib markii ay qabteen ciidamada badda ee wadankaasi. Afhayeen u hadlay Wasaaradda Gaashaandhiga ee wadanka Spain ayaa waxaa uu sheegay in rag looga shakisanyahay in ay ahaayeen burcad badeeda Soomaali ah oo ka qeyb qaatay Afduubka Markab kuwa kaluumaysiga ah oo laga lahaa dalka Spain oo ilaa iyo hadda ay gacata ku hayaan kooxaha burcad badeeda Soomaalida loo qaaday maalintii shalay Magaalada Madrid ee xarunta wadanka Spian si halkaasi loogu maxkamadeeyo. Labada nin oo aan magacooda la shaacin ayaa ciidamada badda ee wadanka Spain waxaa ay gacanta ku dhigeen xili ay isku dayayeen in ay gaaraan xeebaha ay ku hayaan Markabkaasi kuwa kaluumaysiga ee laga lahaa wadanka Spain wax yar uun kadib markii ay ka qafaasheen gudha badweynta Hindiya 2-dii bishaan. Ragaani labada ah ee Soomaaliyeed ee loo qaaday caasimadda dalka Spain ayaa la sheegay in maanta oo talaado ah maxkamad lagu soo taagi doono magaalada Madrid. Xumuuda Spain ayaa ka dalbatay dowladda KMG ee Soomaaliya in gacan ay ka siiso sidii loo sii deyn lahaa markabka kuwa kaluumaysiga ah iyo shaqaalaha saaran oo gaaraya 36 badmaaxi oo kooxaha burcad badeedu ay ka qafaasheen badweynta Hindiya. Dadka la socda Markabkaasi ayaa u kala dhashay wadamada Spian Indonesia Shishalis Madagascar iyo Senegal,waxaana dowladda Spian ay hadda ka hor isku dayday in ay maxkmadeyso kooxo burcad badeeda Soomaali ah hase yeeshee kama dambeystii ayey go’aan ku gaartay in ragaasi ay ku wareejiso dowlada Kenya. Badmaaxiyaal fara badan ayaa waxaa ay cabsi ka muujiyeen falalka kooxaha burcad badeeda xeebaha Soomaaliya oo sare u sii kacayay bilihii ugu dambeeyay,waxaana sanadkii la soo dhaafay kooxaha burcad badeedu ay sii daayeen Markab laga lahaa dalka Spain iyo shaqaalihii la socday ka dib markii ay qaateen Lacag madax furasho ah.

Xigasho – Shabelle Radio

Posted in DhacdooyinComments (0)

Madaxweeyne Sharif oo gaaray Libya

Sida u sheegay Danjire Cabdi Xakiin Ugaas Cali, Madaxweeyne Shariif Sheekh Axmed aya yimid dalka Libiya kadib marki u martiqaad ka helay hogaamiye Mucamar al Qadaafi. Safarka shariifka lama oga waxa u ku saabsan yahay haseyeeshe waxu muuqda mid qadaafi u ku raadinayo in la isku dayo qaabki nabad loogu dhameeyn laha.

Shariifku waxa u ku raagay dalka dibadiisa isago sameeyay wax loogu yeeray safar an baahidisu jirin.

shariifdalka

Posted in DhacdooyinComments (0)

Shabaab oo aad uga qarsanaya sirtooda xisbul Islaam

AFP_Somaliamaleeshitada u dagaalama Axmed Cabdi Godane ee iskugu yeera shabaab aya lagu amray in wax sir dagaal ah anay la wadaagin kuwa u dirira Xassan Daahir ee iyaga isku tilmaama iney yihiin xisbul Islaam, sida laga helay sarkaal la yira Sheekh Maxmed Ibrahim oo ka tirsan shabaab.

Warku waxa inta u ku daray in in sirta ciidan laga qariyo dhamaan, an la ogolaan in xubno ka tirsan xisbul Islaam ay ka qeeyb qaataan dagaalo iyago wata telifoon xata haddi dan ciidan ay qasabto wada shaqeeyntooda. Waxa lagu eedeeyey dableeyda sheekh xassan ineey u fakan karaan dhinaca dowlada askartooda iyo waliba dhinaca Ahlu Suna wal jameeca.

Xiriirka dhinacyada ayaa aad u xumaaday marki dableey kala sheeganeeysa labada garab ay ku dirireen gobolka Jubada Hoose.

Foogeeynta ay shabaab ku haya xisbul Islaam waxa aad u wiiqeysa awooda Xassan Daahir oo ku tashanayay shabaab si ulu dagaalamo maamulka Sariif sheekh Axmed.

Waxa kalo joogsaday tababar la siin laha xubno xisbul Islaam ah oo loo gudbin laha aqoonta wax qarxinta. Billogi horeba barnaamijyada ismiidaaminta lama ogeeyssin jirin xisbul Islaam oo u ku jiro Xassan Daahir.

Posted in DhacdooyinComments (2)

maamulk is-magacaabay ee Kismaayo oo ku tacadiyay dhalin diiday dagaal

kismayuKooxda xooga ku joogta Kismayo ee maliishiyada shabaab aya si an ka fiirsasho laheeyn laba will oo dhaliyaro ah gacan iyo lag is dhaaf halka mid naafo ahaano ay lugta uga jareen.

Dadkan oo la ogyahay iney diideen ka qeeybgal dagaalo looga soo horjeedo dadka Jubada Hoose aya lagu eedeeyay in wakhti in la garaneeyn baabur jidka maray iney ku dhaceen

Ma jirin dad mudici ku ahaa 3da qof ee lagu fuliyay xukun ka soo jeeda shareecada ee u gaar ah shabaab.

Shabaabka aya boob ku haya dadka Somaalida eek u sugan Kismayo, shabaab waxa kism,ayo ay joogaan hal sano iyagoo horay u balan qaaday maamul lix billod ah.

Dadka Kismayo aya lagu qasbay ineey daawadaan ficilkan ujeedadiisu aheeyd in lagu cabsi galiyo dadka si anay uga hor imaan xukunka fudud ee shabaab.

Posted in DhacdooyinComments (1)

Diginiin been abuur ah oo shabaab u direen Kenya

Afhayeenka shabaab aya u digniin been abura u diray Kenya isaga oo ku eedeeyay in dalkan dariska ah u ciidan u qoryo dalka Somaliya  cidan ka dagaalama.

Warka shabaab oo an la hubin aya ku saleeysan in Gobolada Waqooyi Barri ee Kenya laga qorayo ciidan u adeega Dowlada Somaliya si ay uga hortagto xogag shaerci diidka ah ee ka soo horjeeda in la so celiyo sharciga iyo kala dambeeynta.

Warkan ay ku dacwoodeen waxa si buusda u beeniaya dowlada Federalka ah ee ku meel gaarka ah iyo madaxda Kenya.

Inkastoo ay digniin bixiyeen shabaab hadana waxa ah war an jirin, waxa inta dheer Shbab mala awood ciidan ee ay wax ku yeeli karan Kenya.

Posted in DhacdooyinComments (2)

Somali Music ( Maryan Mursal i OSLO) Iftinff Part 4

sbfksnfklsabnfsakbfsabflbfaslbfsalknaslknfaslknfvalsknfgalkfnlaks

Posted in VideoComments (0)


advert

Waaxyaha

fiirin bog

Pictures

PHVsPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19hZHNfcm90YXRlPC9zdHJvbmc+IC0gdHJ1ZTwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2FkX2ltYWdlXzE8L3N0cm9uZz4gLSAgaHR0cDovL3d3dy5kYWxrYTI0LmNvbS93cC1jb250ZW50L3VwbG9hZHMvMjAwOS8xMC9zb21hbGktcGlyYXRlczIuanBnPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfaW1hZ2VfMjwvc3Ryb25nPiAtIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vd3AtY29udGVudC91cGxvYWRzLzIwMDkvMTAvZmFyb2xlMi5qcGc8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19hZF9pbWFnZV8zPC9zdHJvbmc+IC0gIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vd3AtY29udGVudC91cGxvYWRzLzIwMDkvMTAvc2hhYmFiZGFsa2EyNDEuanBnPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfaW1hZ2VfNDwvc3Ryb25nPiAtIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vd3AtY29udGVudC91cGxvYWRzLzIwMDkvMTAvYW1pcl9hcnRzMTIuanBnPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfbXB1X2Fkc2Vuc2U8L3N0cm9uZz4gLSA8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19hZF9tcHVfZGlzYWJsZTwvc3Ryb25nPiAtIGZhbHNlPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfbXB1X2ltYWdlPC9zdHJvbmc+IC0gIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vd3AtY29udGVudC91cGxvYWRzLzIwMTAvMDUveGFuYWZpMTMtMTUweDE1MC5qcGc8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19hZF9tcHVfdXJsPC9zdHJvbmc+IC0gIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vaW5kZXgucGhwLzIwMTAvMDUvYWxsYWhhLXUtbmF4YXJpaXN0by1zaC1udXItbWF4ZWQtYWJrZXktb28tcmFkaW8tbXVxZGlzaG8ta2EtdGlyc2FuYWEtYXlhYS1jYWF3YS1rb294ZGEtc2hhYmFhYi1rdS1kaWxlZW4tc3V1cWEtYmFrYWFyYWhhLzwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2FkX3RvcF9hZHNlbnNlPC9zdHJvbmc+IC0gPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfdG9wX2Rpc2FibGU8L3N0cm9uZz4gLSBmYWxzZTwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2FkX3RvcF9pbWFnZTwvc3Ryb25nPiAtIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vd3AtY29udGVudC91cGxvYWRzLzIwMDkvMDkvYWQuZ2lmPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfdG9wX3VybDwvc3Ryb25nPiAtIGh0dHA6Ly93d3cud29vdGhlbWVzLmNvbTwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2FkX3VybF8xPC9zdHJvbmc+IC0gaHR0cDovL3d3dy53b290aGVtZXMuY29tPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfdXJsXzI8L3N0cm9uZz4gLSAgaHR0cDovL3d3dy5hbGxwdW50bGFuZC5jb20vYXJ0aWNsZS9hbm12aWV3ZXIuYXNwP2E9NjI0MSZ6PTI8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19hZF91cmxfMzwvc3Ryb25nPiAtIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vaW5kZXgucGhwLzIwMDkvMTAvc2hhYmFhYi1vby1hYWQtdWdhLXFhcnNhbmF5YS1zaXJ0b29kYS14aXNidWwtaXNsYWFtLzwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2FkX3VybF80PC9zdHJvbmc+IC0gaHR0cDovL3d3dy5hbWluYXJ0cy5jb208L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19hbHRfc3R5bGVzaGVldDwvc3Ryb25nPiAtIGdyZWVuLmNzczwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2F1dGhvcjwvc3Ryb25nPiAtIGZhbHNlPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYXV0b19pbWc8L3N0cm9uZz4gLSB0cnVlPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fY3VzdG9tX2Nzczwvc3Ryb25nPiAtIDwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2N1c3RvbV9mYXZpY29uPC9zdHJvbmc+IC0gaHR0cDovL3d3dy5kYWxrYTI0LmNvbS93cC1jb250ZW50L3dvb191cGxvYWRzLzMtZmF2aWNvbi5pY288L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19mZWF0dXJlZF9jYXRlZ29yeTwvc3Ryb25nPiAtIFdhcmFya2Ega29vd2FhZDwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2ZlYXRfZW50cmllczwvc3Ryb25nPiAtIDE5PC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fZmVlZGJ1cm5lcl9pZDwvc3Ryb25nPiAtIDwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2ZlZWRidXJuZXJfdXJsPC9zdHJvbmc+IC0gPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fZ29vZ2xlX2FuYWx5dGljczwvc3Ryb25nPiAtIDxzY3JpcHQgdHlwZT1cInRleHQvamF2YXNjcmlwdFwiPg0KdmFyIGdhSnNIb3N0ID0gKChcImh0dHBzOlwiID09IGRvY3VtZW50LmxvY2F0aW9uLnByb3RvY29sKSA/IFwiaHR0cHM6Ly9zc2wuXCIgOiBcImh0dHA6Ly93d3cuXCIpOw0KZG9jdW1lbnQud3JpdGUodW5lc2NhcGUoXCIlM0NzY3JpcHQgc3JjPVwnXCIgKyBnYUpzSG9zdCArIFwiZ29vZ2xlLWFuYWx5dGljcy5jb20vZ2EuanNcJyB0eXBlPVwndGV4dC9qYXZhc2NyaXB0XCclM0UlM0Mvc2NyaXB0JTNFXCIpKTsNCjwvc2NyaXB0Pg0KPHNjcmlwdCB0eXBlPVwidGV4dC9qYXZhc2NyaXB0XCI+DQp0cnkgew0KdmFyIHBhZ2VUcmFja2VyID0gX2dhdC5fZ2V0VHJhY2tlcihcIlVBLTc1Nzc0Ny0xOFwiKTsNCnBhZ2VUcmFja2VyLl90cmFja1BhZ2V2aWV3KCk7DQp9IGNhdGNoKGVycikge308L3NjcmlwdD48L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19ob21lPC9zdHJvbmc+IC0gdHJ1ZTwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2hvbWVfdGh1bWJfaGVpZ2h0PC9zdHJvbmc+IC0gNTc8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19ob21lX3RodW1iX3dpZHRoPC9zdHJvbmc+IC0gMTAwPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29faW1hZ2Vfc2luZ2xlPC9zdHJvbmc+IC0gZmFsc2U8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19sb2dvPC9zdHJvbmc+IC0gaHR0cDovL3d3dy5kYWxrYTI0LmNvbS93cC1jb250ZW50L3dvb191cGxvYWRzLzQtZGFsa2FfbG9nby5wbmc8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19tYW51YWw8L3N0cm9uZz4gLSBodHRwOi8vd3d3Lndvb3RoZW1lcy5jb20vc3VwcG9ydC90aGVtZS1kb2N1bWVudGF0aW9uL2dhemV0dGUtZWRpdGlvbi88L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19yZXNpemU8L3N0cm9uZz4gLSB0cnVlPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fc2hvcnRuYW1lPC9zdHJvbmc+IC0gd29vPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fc2hvd19jYXJvdXNlbDwvc3Ryb25nPiAtIHRydWU8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19zaG93X3ZpZGVvPC9zdHJvbmc+IC0gdHJ1ZTwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX3NpbmdsZV9oZWlnaHQ8L3N0cm9uZz4gLSAxODA8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19zaW5nbGVfd2lkdGg8L3N0cm9uZz4gLSAyNTA8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb190YWJzPC9zdHJvbmc+IC0gZmFsc2U8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb190aGVtZW5hbWU8L3N0cm9uZz4gLSBHYXpldHRlPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fdXBsb2Fkczwvc3Ryb25nPiAtIGE6Mjp7aTowO3M6NjI6Imh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vd3AtY29udGVudC93b29fdXBsb2Fkcy80LWRhbGthX2xvZ28ucG5nIjtpOjE7czo1OToiaHR0cDovL3d3dy5kYWxrYTI0LmNvbS93cC1jb250ZW50L3dvb191cGxvYWRzLzMtZmF2aWNvbi5pY28iO308L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb192aWRlb19jYXRlZ29yeTwvc3Ryb25nPiAtIFZpZGVvPC9saT48L3VsPg==