Featured Stories
Press release: SYAO condemns the awarding of weapons to young children by the shabaab militia. “Adeer noo tahriibi xaafadaha ay dowlada ka taliso si aan sambuus u helno waan u xiisnaye” wiil yar ayaa sidaa yiri WASIIRADA GAASHANDHIGGA AFRIKA OO ARRIMAHA SOMALIA KA ARINSANAYA. DOWLADDA KMG SOMALIA OO TAAGEERO MILATARI WEYDIISATAY DALKA MARAYKANKA. DOWLADDA OO SHEEGTAY INAY GACANTA KU DHIGTAY DAGAAL YAHANNO AL SHABAB. DAGAAL CULUS OO KA SOCONAYA DULEEDKA BALEDWEYNE. Shacabka Somaliyeed ee ku nool dalka kenya oo wax colaad u abuurayo  somalida kenya kutilmaamay hadalka kasoo yeeray Cali dheere. SHIR LOOGA HADLAAYO ARRIMAHA SOMALIA OO KA DHICI DOONNA DALKA GHANA AWOODDA AL SHABAB OO SII WIIQMAYSO IYO JUBOOYINKA OO KACDOON SHACAB UU KA DILLAACI RABO. HORJOOGAYAL AL SHABAB OO KU GEERIYOODAY DUQEYMO MAANTA KU DHACAY MUQDISHO. Dagaalo saaka mar kale ka soconayo Baladxawo Horjoogayaal ka tirsan Shabaab oo Dowladda Magan galyo weydiistay. AL SHABAB OO QASAARO KALA KULMAY DAGAALKA WARADHUUMA LEH. Madaxweyne Shariif oo ka hadlay guulaha ciidamada Dowlada
 
Press release: SYAO condemns the awarding of weapons to young children by the shabaab militia.

Press release: SYAO condemns the awarding of weapons to young children by the shabaab militia.

Press release: SYAO condemns the awarding of weapons to young children by the shabaab militia. (Wednesday, 21 September 2011) The following is a radio broadcast that was aired by Andalus Radio (Voice of  Shabab) A radio station run by Somalia’s al-Shabaab militia group has awarded weapons to children who won a Koran-reciting competition. Andulus radio, based Kismanyo [...]

Press release: SYAO condemns the awarding of weapons to young children by the shabaab militia.
“Adeer noo tahriibi xaafadaha ay dowlada ka taliso si aan sambuus u helno waan u xiisnaye” wiil yar ayaa sidaa yiri

“Adeer noo tahriibi xaafadaha ay dowlada ka taliso si aan sambuus u helno waan u xiisnaye” wiil yar ayaa sidaa yiri

“Adeer noo tahriibi xaafadaha ay dowlada ka taliso si aan sambuus u helno waan u xiisnaye” wiil yar ayaa sidaa yiri
WASIIRADA GAASHANDHIGGA AFRIKA OO ARRIMAHA SOMALIA KA ARINSANAYA.

WASIIRADA GAASHANDHIGGA AFRIKA OO ARRIMAHA SOMALIA KA ARINSANAYA.

Wararka laga hellayo Xarunta Midowga Afrika ee Magaalada Addis Ababa ayaa sheegaya  Wasiirada Gaashaandhiga ee wadamada Afrika ayaa la filayaa in ay shir ku yeehshaan magaalada Adis ababa ee xarunta dalka Itoobiya kaas oo looga hadli doono arimaha Soomaliya. Kulankan  ayaa la filayaa in dabayaaqada todobaadkan uu ka furmo Magaalada Adis ababa, waxaana soo qabanqaabiyay gudiga [...]

WASIIRADA GAASHANDHIGGA AFRIKA OO ARRIMAHA SOMALIA KA ARINSANAYA.
DOWLADDA KMG SOMALIA OO TAAGEERO MILATARI WEYDIISATAY DALKA MARAYKANKA.

DOWLADDA KMG SOMALIA OO TAAGEERO MILATARI WEYDIISATAY DALKA MARAYKANKA.

Kadib dagaallo xoogan ay dowladda kmg Somalia ay kula jirto kooxda Al shabab ayaa Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya wuxuu mar kale beesha Caalamka iyo dowladda Maraykanka ka codsaday in dowladda KMG laga garabsiiyo dagaalada ay kula jiraan Al Shabaab.    Ra’iisul Wasaare Max’ed C/laahi Max’ed Farmaaj ayaa isagoo ku sugan wadanka Maraykanka waxaa uu sheegay in [...]

DOWLADDA KMG SOMALIA OO TAAGEERO MILATARI WEYDIISATAY DALKA MARAYKANKA.
DOWLADDA OO SHEEGTAY INAY GACANTA KU DHIGTAY DAGAAL YAHANNO AL SHABAB.

DOWLADDA OO SHEEGTAY INAY GACANTA KU DHIGTAY DAGAAL YAHANNO AL SHABAB.

Ciidamada DFKG Ayaa Sheegay In Ay Qabteen Malayshiyaad Ka Tirsan al-Shabaab Raggaan la qabtay ee ka tirsanaa kooxda al-Shabaab ayaa ka dambeysay kadib markii Al Shabab saakay goor hore weerar ku qaadey fariisin ciidanka DFKG Soomaaliya, kaas oo ku yaala degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir. Cali Maxamed Axmed oo u hadley ciidanka Dawladda ayaa sheegay in saakey [...]

DOWLADDA OO SHEEGTAY INAY GACANTA KU DHIGTAY DAGAAL YAHANNO AL SHABAB.
DAGAAL CULUS OO KA SOCONAYA DULEEDKA BALEDWEYNE.

DAGAAL CULUS OO KA SOCONAYA DULEEDKA BALEDWEYNE.

Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan Dagaallo culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo maleeshiyada Al-Shabaab ayaa caawa ka soconaya duleedka magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, iyadoona dagaalkan uu bilowday fiidkii caawa, islamarkaana ay soo qaadeen maleeshiyada Shabaab ayaa ka soconaya deegaanka Ceel-gaal oo ay fariisin ku lahaayeen qaar ka mid [...]

DAGAAL CULUS OO KA SOCONAYA DULEEDKA BALEDWEYNE.
Shacabka Somaliyeed ee ku nool dalka kenya oo wax colaad u abuurayo  somalida kenya kutilmaamay hadalka kasoo yeeray Cali dheere.

Shacabka Somaliyeed ee ku nool dalka kenya oo wax colaad u abuurayo somalida kenya kutilmaamay hadalka kasoo yeeray Cali dheere.

Shacabka Somaliyeed ee ku nool dalka kenya oo wax colaad u abuurayo  somalida kenya kutilmaamay hadalka kasoo yeeray Cali dheere. Shacabka Somaliyeed ee ku nool dalka kenya ayaa waxa ay hadal cadaawad u abuuri kara ku timaameen hadalkii dhawaan kasoo yeeray Alhayenka Al shabab Cali dhere. Dadkan oo lahadlayay xafiiska Somaliweyn ee magalada Nairobi ayaa wax ay [...]

Shacabka Somaliyeed ee ku nool dalka kenya oo wax colaad u abuurayo  somalida kenya kutilmaamay hadalka kasoo yeeray Cali dheere.
SHIR LOOGA HADLAAYO ARRIMAHA SOMALIA OO KA DHICI DOONNA DALKA GHANA

SHIR LOOGA HADLAAYO ARRIMAHA SOMALIA OO KA DHICI DOONNA DALKA GHANA

Shirkaan oo looga hadlaayo xaalada Soomaaliya ayaa Midowga Africa iyo Aisom maalinta Isniinta ku yeelan doonaan magaalada caadimadda dalka Ghana ee Acra. Warsaxaafadeed ay soo saareen Midowga  Africa iyo Amison ayaa lagu sheegay in kulanka oo looga hadlaayo hanaanka nabadda ee Soomaaliya ay ka soo qeyb geli doonaan xubno ka tirsan Baarlamaanka Midowga Africa  ee Pan [...]

SHIR LOOGA HADLAAYO ARRIMAHA SOMALIA OO KA DHICI DOONNA DALKA GHANA
AWOODDA AL SHABAB OO SII WIIQMAYSO IYO JUBOOYINKA OO KACDOON SHACAB UU KA DILLAACI RABO.

AWOODDA AL SHABAB OO SII WIIQMAYSO IYO JUBOOYINKA OO KACDOON SHACAB UU KA DILLAACI RABO.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in uu jiro dhaq dhaqaaqyo ay wadaan dad deegaanka oo hab deegaan isku soo ababulay kuwaas oo doonaya inay dagalo kaga hor tagaan al shabab oo ku hanjabtay inay hantidooda kala wareegayaan. Saraakiil ka tirsan Al Shabab ayaa la hadlay dadka deegaanka oo [...]

AWOODDA AL SHABAB OO SII WIIQMAYSO IYO JUBOOYINKA OO KACDOON SHACAB UU KA DILLAACI RABO.
HORJOOGAYAL AL SHABAB OO KU GEERIYOODAY DUQEYMO MAANTA KU DHACAY MUQDISHO.

HORJOOGAYAL AL SHABAB OO KU GEERIYOODAY DUQEYMO MAANTA KU DHACAY MUQDISHO.

Wararka laga helayo dadka fara ku tiriska ee ku haray ee degmada Wardhigley ayaa sheegaya in duqeyno xoogan lala beegsaday xaafado ka tirsan degmada Wardhiigley ee magalada Muqdisho Duqeymahaan ayaa waxaa lala bar tilaameedsanayay goobo fariisin u ah ciidamada AL Shabab iyadoo dadka deegaanka ay sheegeen inay arkeen mid kamid ah saraakiisha Al Shabab uu halkaas [...]

HORJOOGAYAL AL SHABAB OO KU GEERIYOODAY DUQEYMO MAANTA KU DHACAY MUQDISHO.
Dagaalo saaka mar kale ka soconayo Baladxawo

Dagaalo saaka mar kale ka soconayo Baladxawo

Dagaallo u dhexeeya ciidamada Dowladda iyo maleeshiyaadka Shabaab ayaa saakay dib uga dilaacay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo. wararka ayaa sheegaya in dagaalku uu ka qarxay bartamaha magaallada kaddib markii ay maleeshiyaadku soo weerareen ciidamada dowladda oo qeyb uga sugnaa magaallada. dadka deegaanka ayaa horay uga barakacay magaallada oo shalay qeybo ka mid ah ay gubatay, waxaana [...]

Dagaalo saaka mar kale ka soconayo Baladxawo
Horjoogayaal ka tirsan Shabaab oo Dowladda Magan galyo weydiistay.

Horjoogayaal ka tirsan Shabaab oo Dowladda Magan galyo weydiistay.

  Sida ay baahinayso idaaacadda Qaranka Radio Muqdisho dhalinyaro ka tirsan kooxda caadaysatay laysmada dadka somaliyeed ee Al shabab ayaa waxay dowladda ka codsadeen inay magan galyo siiyaan. Xukuumadda   ayaa sheegtay inay jiraan Dhallinyaro ay soo qaldeen kooxda Shabaab kuwaas oo ka dalbaday inay isu soo dhiibaan Dowladda kaddib markii awoodda kooxdooda ay ku wiiqantay dagaalladii ay [...]

Horjoogayaal ka tirsan Shabaab oo Dowladda Magan galyo weydiistay.

CIRIBTIRKA AL SHABAB OO BARI LASOO AF JARAAYO.

WARAR lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in dowladda ay wado qorshihii ugu dambeeyay ee kooxda Al shabab looga saari lahaa magaalada Muqdisho. saraakiil ka tirsan dowladda somalia aya waxay cawa oo dhan shir ku lahaayeen xarunta saraakiisha ciidamada ee Villa Baydhabo oo ay dajinayeen istaraatiijiyadda loga saari lagaa dalka kooxda caadaysatay laysmada dadka somaliyeed. si kastaba wixi [...]

AL SHABAB OO QASAARO KALA KULMAY DAGAALKA WARADHUUMA LEH.

AL SHABAB OO QASAARO KALA KULMAY DAGAALKA WARADHUUMA LEH.

  Inka badan 10 qof ayaa ku dhimatay tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib dagaal u dhaxeeyay ciidaada Ahlu sunna iyo Al shabab oo ka dhacay deegaanka Waradhuuma leh ee gobolka Galgaduud. Dagaalka oo ahaa mid xoogan ayaa dhinacyada isku hor fadhiya halkaasi waxaa ay is weedaarsadeen Madafiic cul culus sida ay ay kusoo waraayaan ilo [...]

AL SHABAB OO QASAARO KALA KULMAY DAGAALKA WARADHUUMA LEH.
Madaxweyne Shariif oo ka hadlay guulaha ciidamada Dowlada

Madaxweyne Shariif oo ka hadlay guulaha ciidamada Dowlada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya Mudane Sh. Shariif Sh. Axmed oo duhurnimadii maanta Shir jaraa’id ku qabtay xarunta Madaxtooyada Villa Soomalaiya isagoo labisan dareeska Ciidamada xoogga dalka ayaa ugu horreyntii ka hadlay Guulaha ay Ciidamasda dowladda iyo Kuwa AMISOM ka gaareen dagaallada ka socda gudaha magaalada Muqdisho, Madaxweynaha ugu hambalyeeyay Ciidamada iyo Shacbiga Soomaaliyeed guulaha la gaaray, isagoo [...]

Madaxweyne Shariif oo ka hadlay guulaha ciidamada Dowlada

DHALINYARADA KU NOOL XAAFADAHA AL SHABAB AY KA TALIYAAN EE MUQDISHO OO KALA CARARAY KADIB AL SHABAB OO QAFAASHAY DHALINYARO.

Kooxda AL shabab ayaa waxay saakay ilaa caawa ka qab qabteen xaafadda suuqa xoola tiro dhalinyaro ah kuwas oo ay u kaxeeyeen dhinac jiida hore ee dagaalka. Kadib markii dagaal xoogan ciidamada qaranka Somalia iyo Amisom oo dhinac ah ay weerar ku qaadeen fariisimihii Al shabab ay ku lahaayeen wadada Warshadaha isla markaasna halkaas looga laayay [...]

Shaqsiyaad caan ah oo ka soo jeeda beesha Mudulood oo la amray in iyagana la soo xiro (xog muhiim ah).

Warar gaar ah oo aan heleyno ayaa sheegaya in R/wasaare Farmaajo uu amar ku bixiyey in la soo xiro shaqsiyaad kale oo ku lug yeeshay dhacdadii 15-Febrayo ee lagu laayey banaanbaxayaashi Raga la amray in la soo xiro oo aan helnay waxaa  ka mid ah . 1-Gudoomiyaha dallada bulshada rayidka Muxu’diin Xasan Afrax 2-Shire Xaaji Dalfac 3-Sharif Jilicow 4-Axmed Cumar [...]

AL SHABAB OO KU XERAY CEELDHEER WADAAD CAAN KA AHAA DEGMADAAS.

Wararka naga soo gaaraya Degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Al Shabab ay xabsiga dhigeen wadaad caan ka ahaa magaaladaas iyo labo wadaad oo kale oo la joogay. Wadaadkaan ay xereen kooxda Al SHabab ayaa lagu magacaabaa Sheekh Max’ed Xasan oo ahaa wadaad muddo ku noolaa magalada Ceeldheer isagoo dadka reer Ceeldheer ay si [...]

KOOXDA AL SHABAB OO XILKA KA QAADAY HORJOOGE YUUSUF KABO KU DUKADE EE GOBOLKA GALGADUUD.

Warar hoose oo aynu heleyno ayaa sheegaya in Kooxda AL SHabab ay xilka ka qaaday Horjoogihii ugu sareeyay Kooxdaas Gobolka Galgaduud ninka lagu Magacaabo Yuusuf Sheekh Ciise oo ku magac dheeraa KABO KU DUKADE. Xil ka qaadista Yuusuf Kabo ku dukade ayaa waxaa ay ka dambeysay kadib markii xurguf iyo qilaaf uu soo kala dhexgalay kooxda [...]

Ahlusunah oo kulan ay isugu yimaadeen Nairobi ku taageeray hawlagalada cusub ee dalalka dariska ku qaadayaan Kooxda Shabaab.

Ahlusunah oo kulan ay isugu yimaadeen Nairobi ku taageeray hawlagalada cusub ee dalalka dariska ku qaadayaan Kooxda Shabaab.

24 November 2011

Kulankan oo diirada lag saarayey isbadaladi ugu dambeeyey ee dalka gudihiisa ka dhacay iyo kaalinta Ahlusunah ayaa waxaa soo qabanqaabisay hay’ada arimaha dhalinyarada ka shaqeysa ee SYAO. Kulanka ayaa waxaa ka qeybgalay culumaa’udiin caan ka ah dalka Soomaaliya oo uu ka mid ahaa Shiikh Cismaan Xidig oo si weyn loogu qadariyo fidinta [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

Ururada bulshada rayidka Muqdisho oo taageraya ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ee dagaalka ku jira kooxda Shabab.

Ururada bulshada rayidka Muqdisho oo taageraya ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ee dagaalka ku jira kooxda Shabab.

25 October 2011

Ururarada bulshada rayidka Muqdisho ayaa u muuqda kuwodhiiragalinaya ciidamada xooga dalka ee maalmahan guulaha is daba jooga ah kagaarayey dagaaladi ay la galeen kooxda shabaab. Gudoomiyaha ururka dhalinyarada SYAO Max’ed Ibrahim CaliCajiib oo ay wehliyaan haweenka Muqdisho ayaa si wadajir ah waxaa ay booqashougu bixiyeen furumaha dagaalka si ay ciidamada ugu dhiiragaliyaan dagaalkashabab Muqdisho looga xureynayo. Max’ed [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

Ciidammada Dowladda Oo Howlgal Ku Qaaday Goob Ay Isbaato U Taalay Maleeshiyada Shabaab

Ciidammada Dowladda Oo Howlgal Ku Qaaday Goob Ay Isbaato U Taalay Maleeshiyada Shabaab

28 September 2011

Ciidammada Dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobolka Gedo ayaa maanta Howlgal ku qaaday goob ay isbaaro u taalay Maleeshiyo ka tirsan kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab. Goobta ay Ciidammada Dowladda Soomaaliya maanta howlgalka ka fuliyeen ayaa 20KM u jirta magaalada Garbahaareey ee xarunta gobolka Gedo waxaana Ciidammada u suurto gashay inay la wareegaan gacan ku heynta [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

Dowladda Turkiga oo todobaadkaan safaarad Soomaaliya ka furanaya.

Dowladda Turkiga oo todobaadkaan safaarad Soomaaliya ka furanaya.

28 September 2011

Wasiirka arrimaha dibbadda dalka Turkiga Axmed Da’ud Oogle oo warbaahinta la hadlay asagoo ku sugan magaalada New York oo uu uga qeyg qgalay shir gaar ah oo arrimaha bini’aadanimada  Soomaaliya looga hadlayay ayaa waxaa uu ugu horeyn sheegay in xukuumadiisu ay safaaradeeda ka furanayso Soomaaliya todobabaadkaan gudahiisa. Wasiirka waxaa uu sheegay inay Soomaaliya ka fulinayaan hawl badan [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

Madaxweyne Sheekh Shariif Oo Ka Qeybgalay Munaasabad Ka Dhacday Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir

Madaxweyne Sheekh Shariif Oo Ka Qeybgalay Munaasabad Ka Dhacday Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir

28 September 2011

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta xarunta maamulka B/Banaadir kaga qeybgalay Munaasabad lagu maamuusayay nabadda ka aslaaxday Muqdisho iyo howlgallada ciidamada. Munaasabaddaasi oo ay ka soo qeybgaleen dadweyne aad u farabadan oo ka kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir iyo mas’uuliyiinta maamulka gobolka ayaa Madaxweynuhu ka jeediyay qudbad qiimo leh oo taabaneysay dhinacyada [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

Godane iyo Roobow oo isu qalab urursanaya,XOG-HOOSE

Godane iyo Roobow oo isu qalab urursanaya,XOG-HOOSE

28 September 2011

Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Gobalada Sh/ hoose iyo Bay waxaa cirka isku sii shareeya xiisad udhaxaysa maleeshiyaad kala taabacsan horjoogayaasha ugu sareeya Maleeshiyada Shabaab kuwaas oo maalmihii danbe si wayn usoo xoogaystay Ilo wareedyo ku sugan Degmada Wanla-wayn ayaa inoo sheegay in maleeshiyaad fara badan oo ka yimid dhanka Gobalka Bay ay soo buux [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kala saxiixday heshiis horumarineed .

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kala saxiixday heshiis horumarineed .

22 September 2011

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo ka qeybgalaya shirkii guud ee Qaramada Midoobey ee sanadlaha ahaa ayaa la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Talyaaniga Franco Frattini oo ay ka wada hadleen arrimo fara badan oo ay ka mid yihiin amniga, gar-gaarka bani’aadanimo iyo arrimaha siyaasadda. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali iyo [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

Ciyaaro lagu maamusayey maalinta nabada aduunka oo maanta Muqdisho lagu qabtay.

Ciyaaro lagu maamusayey maalinta nabada aduunka oo maanta Muqdisho lagu qabtay.

22 September 2011

Ciyaar K/Cagta ah  oo lagu maamusayey maalinta nabada aduunka ayaa manta lagu qabtay degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho iyadoo ciyaartaas daawashadeeda ay ka soo qeybgaleen boqolaal dadweyne  xildhibaano , gudoomiyaha degmada Xamar Jajab iyo saraakiil  ka socotay SYAO . Ciyaarta oo ay soo wada qabanqaabiyeen ururka Somali Youth Advocacy Organization (SYAO) iyo ururka badbadada isbooriga ayaa looga gol [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

Jan. C/Kariim  Dhegabadan: “Kooxaha jid iyo jaho-diidka ah ayaa bililiqeystay guryaha dadka rayidka ah, ciidamada dowladda..”

Jan. C/Kariim Dhegabadan: “Kooxaha jid iyo jaho-diidka ah ayaa bililiqeystay guryaha dadka rayidka ah, ciidamada dowladda..”

22 September 2011

Abaanduuliyaha ciidamada qalabka sida ee Dowladda KMG ah Jan. C/kariim Yuusuf Aadan Dhegabadan ayaa ka hadlay eedeymo loo jeediyay ciidamada Dowladda KMG ah oo ku saabsan inay bililiqeystaan raashinka gargaarka ah ee loogu talo galay dadka barakacayaasha ah. Sidoo kale waxa uu Jan. Dhegabadan sheegay jawaabo ka bixiyay in ciidamada Dowladda KMG ah ay dhacaan guryaha [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

Dhalinyaro ka tirsanaan jiray Shabab oo marki ugu horeysay dood cilmiyeed loogu qabtay magaalada Muqdisho.

Dhalinyaro ka tirsanaan jiray Shabab oo marki ugu horeysay dood cilmiyeed loogu qabtay magaalada Muqdisho.

18 September 2011

Dood cilmiyeedkan oo ka qeybgaleen  dhalinyaro gaareysay 150 oo badankood ka mid ahaan jiray dhalinyaradi ay Shabab u isticmaali jireen dagaalada  magaalada Muqdisho ee looga guuleystay ayaa manta lagu qabtay hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho. Doo cilmiyeedkan ayaa sidoo kale waxaa ka qeybgalay xildhibaano ka titrsan barlamaanka sida Bootaan Ciise Caalim , C/laahi Ghedi , Cali Garabey iyo [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

Maxkamadda Ciidammada Oo In Kabadan Toban Askari Galabta Dil Ku Xukuntay(Dhageyso)

Maxkamadda Ciidammada Oo In Kabadan Toban Askari Galabta Dil Ku Xukuntay(Dhageyso)

18 September 2011

Maxkamadda Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa gelinkii dambe ee maanta xukun dil ah ku xukuntay in kabadan Toban Askari oo ka tirsanaa Ciidammada Dowladda Soomaaliya kuwaasi oo badankood ayaga oo koox koox ah dilal u geysteen Askar iyo Saraakiil kale oo Dowladda ka tirsanaa. Lix kamid ah Eedeysanayaasha galabta ay Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ku [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

Ciidamada Ammaanka Filand Oo Gacanta Ku Dhigay Soomaali Argagixiso Looga Shakiyay

Ciidamada Ammaanka Filand Oo Gacanta Ku Dhigay Soomaali Argagixiso Looga Shakiyay

17 September 2011

Ciidamada Booliska wadanka Finland ayaa sheegay inay qabteen oo ay su’aalo weydiinayaan labo muwaadin oo Soomaali ah kuwaasoo looga shakisan yahay inay xiriir la leeyihiin kooxda  al-Shabab ee Soomaaliya ka dagaalama. War ay boolisku sii daayeen shalay oo lagu qoray warbaahintain   dalka Finland ayaa waxaa lagu sheegay in magaalada caasimada ah ee Helsinki looga shakisan yahay [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

SYAO oo Tartan isboorti oo xiiso leh u bilawday  degmooyinka G/Banaadir.

SYAO oo Tartan isboorti oo xiiso leh u bilawday degmooyinka G/Banaadir.

16 September 2011

Tartankan oo loogu magacdaray tartanka  mideynta degmooyinki G/Banaadir ee ku xirmay dagaalada ayna ka qeybgalayaan degmooyinka G/Banaadir ayaa waxaa maanta isaga horyimid labada degmo ee Hodan iyo C/Casiis. Tartankan oo ay soo qabanqaabisay hay’ada arimaha dhalinyarada ka shaqeysa ee SYAO ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan xiriirka Soomaaliyeed , xildhibaano , ururada bulshada rayidka iyo [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Baaq u Diray Ciidamada Dowladda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Baaq u Diray Ciidamada Dowladda

15 September 2011

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ugu baaqay ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya in ay ka faa’ideystaan jabka soo gaaray  kooxda Al Shabaab Shacabkuna  ay ugu faa’ideyaan. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa shegay in ciidamada dowladda ay ku soo aadeen xilli aad u wanaagsan islamarkaana ay ciidamada sii laba jibaaraan dadaalka ay ugu jiraan soo [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

Goob Ay Ku Shirayeen Horjoogayaal Ka Tirsan Al-Shabaab Oo La Duqeeyey

Goob Ay Ku Shirayeen Horjoogayaal Ka Tirsan Al-Shabaab Oo La Duqeeyey

15 September 2011

Diyaarado dagaal ayaa duqeyn u geystay gelinkii dambe ee maanta goob ay ku shirayeen Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab kuwaasi oo isugu jira Soomaali iyo Ajaaniib. Wararka aynu ka heleyno gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in gelinkii dambe ee maanta ay diyaarado kuwa dagaalka ah duqeyn u geysteen deegaan lagu magacaabo Taabta oo [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

SYAO oo maanta deeq lacageed gaarsiisay 320 qoys oo ku noo xero qaxooti oo ku taalada degmada Hawlwadaag

SYAO oo maanta deeq lacageed gaarsiisay 320 qoys oo ku noo xero qaxooti oo ku taalada degmada Hawlwadaag

15 September 2011

Deeqdan lacageed oo gaareysay 40 milyan oo shilanka Soomaaliga ah ayaa waxaa ay hay’ada u dooda xuquuda dhalinyarada Soomaaliyeed ee Somali Youth Advocacy Organization (SYAO) gaarsiisay 320 qoys oo ku noolaa xerada Cariif 1 oo  ku taala degmada Hawlwadaag ee G/Banaadir. Qeybinta deeqdan oo ay ka qeybgaleen si dhameystiran  halwadeenada hay’ada SYAO xafiiska magaalada Muqdisho ayaa ku dhacday [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

Doowlada Kenya oo ku eedeeysay Al-Shabaab fal Lagu dilay Muwaadin u dhashay dalka Ingariis xaaskiisana lagu afduubtay

Doowlada Kenya oo ku eedeeysay Al-Shabaab fal Lagu dilay Muwaadin u dhashay dalka Ingariis xaaskiisana lagu afduubtay

12 September 2011

Doowlada Kenya oo ku eedeeysay Al-Shabaab fal Lagu dilay Muwaadin u dhashay dalka Ingariis xaaskiisana lagu afduubtay Wararka ka imaanaya dalka Kenya ayaa waxa ay  sheegayaan in Booliska dalka Kenya ay qabteen rag lala xariirinayo falkii lagu weerary lamaane u dhashay dalka Ingariiska oo dalxiis u joogay dalka Kenya. Saraakiisha ammaanka ee Booliska dalka Kenya oo gaaray halka uu ka dhacay [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

Faah Faahin kasoo Baxaysa Nin Ay Shabaab Ku Dileen Deegaanka Tareedisho

Faah Faahin kasoo Baxaysa Nin Ay Shabaab Ku Dileen Deegaanka Tareedisho

12 September 2011

Faah Faahin dheeri ah ayaa ka soo baxaysa nin dhalinyaro ah oo ay Maleeshiyo ka tirsan kooxda Al-Shabaab barqanimadii maanta ku dileen deegaanka Tareedisho ee magaalada Muqdisho. Sida ay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya u sheegeen dad goobjoogayaal ah oo ku sugan Tareedisho Maleeshiyo ka tirsan kooxda Khawaarijta ah ayaa barqanimadii maanta gurigiisa kusoo weeraray nin [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

Dalxiise Ingiriis ah oo lagu Dilay Xadka Soomaaliya-Kenya.

Dalxiise Ingiriis ah oo lagu Dilay Xadka Soomaaliya-Kenya.

12 September 2011

Nin u dhashay dalaka Ingiriiska ayaa shalay ku dhintay weerar lagu qaaday goob dadka dalxiisayaasha ee yimaada dalka Kenya ay booqdaan, halkaas oo u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya. Labadan ruux ee midna la dilay midna la afduubtay ayaa la sheegay inay ahaayeen lamaane, waxaana lagu magacaabaa goobta uu falkaasi ka dhacay Kiwayu Safari Village, waxaana weerarka [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

Xukuumadda Oo Faah Faahisay Waxqabadkeeda…WARSAXAAFADEED

Xukuumadda Oo Faah Faahisay Waxqabadkeeda…WARSAXAAFADEED

12 September 2011

Xukuumadda Federalka KMG ah ayaa faahfaahin ka bixisay horumarka baaxadda leh ee laga sameeyey dhanka amniga, dib-u-heshiisiinta, gar-gaarka bani’aadanimo, wadatashiga Soomaalida iyo xiriirka Dowladda Dhexe iyo maamulada dalka ka jira. Lataliyaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Af-Hayeenka Xukuumadda Mudane Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in ay jiraan horumar fara badan oo laga sameeyey dhinacyo fara badan, [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

Dowladda Jabuuti oo ku dhawaaqday xilliga ay ciidamada Soomaaliya u soo dirayaan

Dowladda Jabuuti oo ku dhawaaqday xilliga ay ciidamada Soomaaliya u soo dirayaan

12 September 2011

Wasiirka arrimaha dawlada Jabuuti Cali Cabdi Faarax oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay bisha soo socota ee October ee sanadkaan ay dalka Soomaaliya u soo dirayaan hal guuto oo ciidamo ah kuwaasoo ku biiri doona ciidamada AMISOM ee Muqdisho ka hawl gala. Wasiirku waxa uu ku dhawaaqay inay qorsheeyeen inay ciidamada ay Soomaaliya ugu talo [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

Madaxweyanaha Soomaaliya Oo Casho Sharaf U Sameeyay Wakiilladda Caalamka Soomaaliya U Fadhiya

Madaxweyanaha Soomaaliya Oo Casho Sharaf U Sameeyay Wakiilladda Caalamka Soomaaliya U Fadhiya

12 September 2011

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xalay casho sharaf ugu sameeyay xarunta madaxtooyada Soomaaliya safiirradda iyo diplomaasiyiinta wadamada caalamka ka jooga guddaha magaalada Muqdisho. Munaasabadaan oo aheyd mid si heer sare loo soo agaasimay islamarkaana shahaadooyin lagu guddoonsiiyay qaar ka mid ah safiiradda iyo wakiillada wadamada iyo ururada caalamiga ah u jooga magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay xarunta madaxtooyada [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

Dowladda Tanzania Oo Caalanka Ujeedisay In Soomaaliya La Taageero

Dowladda Tanzania Oo Caalanka Ujeedisay In Soomaaliya La Taageero

12 September 2011

Dowladda Tanzania ayaa caalamka u jeedisay in taageero ballaaran la siiyo Soomaaliya kaddib kullan ay wada qaateen wadamada safaaraddaha ku leh dalka Tanzaaniya iyo wasaaraddda arrimaha dibadda dalkaasi. Wasiirka arrimaha dibadda ayaa isugu yeeray dhammaan dalaka safaaddaha ku leh magaalada Daara’salaam ee caasimadda dalkaasi waxa ayna ka wada haleen arrimaha abaaraha dalka Soomaaliya. Kullanka oo ahaa mid [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

Culimada Ahlusunah ee Nairobi oo kulan weyn kaga dooday xaaladihi u dambeeyey ee dalka iyo abaaraha.

Culimada Ahlusunah ee Nairobi oo kulan weyn kaga dooday xaaladihi u dambeeyey ee dalka iyo abaaraha.

04 September 2011

Shariif C/laahi oo ka mid ah culimada waaweyn ee magaalada Nairobi oo jeediyey muxaadarad ku saabsan sida loogu baahanyahay dadka iney isugu naxariistaan oo ay isu caawiyaan ayaa ugu baaqay qeybaha bulshada ineysan u kala harin wax u qabashada dadka ay ku habsatay dhibaatada macluusha . Shiikha ayaa dhinaca kale dadka ugu baaqay iney gacmaha is [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

Madaxweyne Shariif oo qadka taleefanka kula hadlay R/Wasaaraha Maleesiya.

Madaxweyne Shariif oo qadka taleefanka kula hadlay R/Wasaaraha Maleesiya.

03 September 2011

Wasaaradada Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta.War-saxaafadeed. Dowladda KMG ah ee Soomaaliya waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirtay dowladda iyo shacabka aanu walaalaha nahay ee reer Malaysia geeridii naxdinta lahayd ee ku timid mid ka mid ah wariyaasha u dhashay dalka Malaysia oo ku geeriyooday shil kadhacay magaalada Muqdisho habeenkii xalay oo ay taariikhdu ahayd 02 09 2011. Dhacdaan [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

Al Shabaab oo haweeneey xaamilo ah gowracay.

Al Shabaab oo haweeneey xaamilo ah gowracay.

03 September 2011

Gudoomiyahada Degmada Hilwaa ee Dowladda KMG Soomaaliya Cumar Jacfaan ayaa sheegay in Al Shabaab ay goowraceen haweeneey xaamilo ah ee uu qabay askari ka tirsan ciidamada Dowladda. Gudoomiyahada Degmada Hilwaa ee Dowladda KMG Soomaaliya Cumar Jacfaan ayaa sheegay in Al Shabaab ay goowraceen haweeneey xaamilo ah ee uu qabay askari ka tirsan ciidamada Dowladda. Waxa uu sheegay [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

Faah faahin ku Saabsan shirka wada tashiga Soomaalida ee dhowaan la filayo inuu ka dhacayo Magaalada Muqdisho

Faah faahin ku Saabsan shirka wada tashiga Soomaalida ee dhowaan la filayo inuu ka dhacayo Magaalada Muqdisho

03 September 2011

Iyadoo maalmo kooban ay naga xigaan xilliga uu furmayo shirka wada tashiga Soomaalida ee ka dhacaya magaalada Muqdisho, ayaa waxaa arrintaasi faahfaahin ka bixiyay Ra’iisal Wasaaraha Dowladda KMG ah Md. C/Weli Maxamed Cali Gaas oo u waramayay laanta afka Soomaaliga ee idaacadda VOA-da, wuxuuna Ra’iisal Wasaaruhu sharaxaad ka bixiyay qaabka uu u dhacayo shirka, howlaha [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

Ciidamada nabad ilaalinta Amisom oo dalbatay ciidamo dheeraad ah.

Ciidamada nabad ilaalinta Amisom oo dalbatay ciidamo dheeraad ah.

03 September 2011

Taliska ciidamada Midawga Africa ka jooga Soomaaliya ee AMISOM ayaa dalbaday 10,000 oo askari oo dheeraad ah kuwaasoo lagu xoojinayo ciidamada Muqdisho jooga ee AMISOM. Taliye ku xigeenka ciidamada AMISOM General Awdase Nadiwumunsi ayaa sheegay inay u baahan yihiin ciidamo dheeraad ah oo lagu xoojiyo ciidamadooda Muqdisho ka hawlgala si loogu guulaysto in amaanka gacanta lagu [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

Faah faahin kasoo baxaysa dad Ay goowraceen kooxda Shabaab

Faah faahin kasoo baxaysa dad Ay goowraceen kooxda Shabaab

03 September 2011

Faahfaahin dheeri ayaa ka soo bexeeysa dad ay maleeshiyada kooxda khawaarijta ah ee Shabaab ku gowraceen qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho. Maleeshiyada Khawaarijta ah ee Shabaab oo todobaadkani guddihiisa gowracday illaa iyo sideed ruux ayaa waxaa la sheegay in dadkaasi badankooxda ay ka keeneen deegaankaa Tareedisho iyo Ceel Cirfiid. Markii ay dadkaasi kooxda Khawaarijta ah ay [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

Maalqabeenka Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo Muqdisho soo gaaray iyo Madaxweynaha oo la kulmay+Sawirro

Maalqabeenka Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo Muqdisho soo gaaray iyo Madaxweynaha oo la kulmay+Sawirro

27 August 2011

Maalqabeenka u dhashay dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya kana mid ah Amiirada dalkaas Waalid Bin Dhalaal Bin C/casiis Al-Sacuud oo uu adeer u yahay Boqorka Sacuudiga ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho. Amiirkan oo ay la socdeen xubno ka mid ah qotskiisa ayaa waxaa uu kormeer ku tagay xeryaha barakacayaasha iyo Isbitaalka Hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha oo Deeq Gaarsiisay Naafada Muqdisho

Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha oo Deeq Gaarsiisay Naafada Muqdisho

27 August 2011

Wasaaradda Shaqada iyo hor u marinta  shaqaalaha  ayaa manta deeq  gargaar ah gaarsiisay naafada Soomaaliyeed ee ku sugan magaalda Muqdisho. Deeqdan gargaarka ah oo isugu jirtay raashin  iyo lacag ayay wasaardda shaqada iyo shaqaalaha maanta u qeybisay naafada ku jirta cisbitaal Martini, xarunta dugsiga indhoolayaasha Waabari, naafada gobolka banaadir, goloha naafada Soomaliyeed, iyo naafada ku jirta [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

Deeq ka timid Soomaalida Malaysia oo la gaarsiiyay dad dhibaataysan

Deeq ka timid Soomaalida Malaysia oo la gaarsiiyay dad dhibaataysan

27 August 2011

Jaaliyadda soomaaliya ee dalka Maleysia oo  kaashaneysa Hay’adda Somali Aid ayaa deeq raashin ah gaarsiiyey dadka tabaaleysan oo ay aafeeyeen Abaaraha ka jira dalka, dadkaas la gaarsiiyey deeqda raashinka ah ayaa  ku dhaqan Tuulada Baddu Raxma oo ay ku nool yihiin dad qaba cudurka Juudaanka oo uu gumeystihii Talyaaniga Dejiyey 1920 meeyadii , kadibna waxaa daryeeli [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

Sheikh Cabdullaahi  “shabab waa Khawaarijta astaamaha lagu ogaado khawaarijta ayeyna adeegsadaan”

Sheikh Cabdullaahi “shabab waa Khawaarijta astaamaha lagu ogaado khawaarijta ayeyna adeegsadaan”

27 August 2011

Sheikh Cabdullaahi Aed Garruun oo ka mid ah culimmada Soomaaliyeed, ayaa sii faahfaahiyay  tilmaamaha lagu garto Khawaarijta , Sidii ay ku soo abuurmeen iyo astaamaha lagu garto. Sheikh Garruun oo mari ku ahaa barnaamij kabaxa radiyaha Dowlada ayaa sheegay in Kooxda Khawaarijta oo soo bilowday xilli hore oo ka mid ah taariikhda Islaamka, ay ku caan yihiin. Jaahilnimada [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

Shirka Gudiga Wadajirka Amniga oo markii u horeysay Muqdisho lagu qabtay+Sawirro

Shirka Gudiga Wadajirka Amniga oo markii u horeysay Muqdisho lagu qabtay+Sawirro

22 August 2011

Waxaa maanta markii ugu horeysay lagu qabtay magaalada Muqdisho shirkii guddiga wadajirka ah ee Amniga dalka iyadoo ay shir guddoominayeen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada KMG ah ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali, wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Q/midoobay Amb. Augustine Mahiga iyo kuxigeenka wakiilka gaarka ah ee midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Mr. Wafulu [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

Shacabka Muqdisho oo soo dhaweeyay wadooyinka la furay.

Shacabka Muqdisho oo soo dhaweeyay wadooyinka la furay.

22 August 2011

Shacabka ku dhaqan magaalada Muqsdisho ayaa si wayn u soo dhaweeyay howllaha dib loogu furay wadooyinka magaalada ee dagaallada ku xirmay iyadoo dhinaca kale uu maamulka goboka sheegay in ay sii wadayaan arrimahaasi dib u hagaajinta ah. Iyadoo maalinimadii shalay la furay qaar kam id ah wadooyinka magaalada Muqdisho kaddib dib u hagaajin ay halkaasi ka [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

Kooxda Shabaab oo Khafaal ka bilaawda Ceelasha Biyaha

Kooxda Shabaab oo Khafaal ka bilaawda Ceelasha Biyaha

22 August 2011

Kooxda Shabaab ayaa qalaaf kii ugu ba’naa ka bilaaday deegaanka Ceelasha Biyaha kaddib markii ay ku jabeen dagaalladii ka dhacay magaalada Muqdisho. kooxda Shabaab ayaa deegaanka Ceelasha Biyaha ka bilaawday khafaal aad u daran waxaana ay kula dhaqaaqay dhalinyarada ku sugan deegaanka iyo dadka Ganacsatada ah ee halkaasi ku ganacsada, wararka aanu ka heleeno Ceelasha Biyaha [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

Daawo Sawirada Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha Turkiga oo Muqdisho soo gaaray

Daawo Sawirada Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha Turkiga oo Muqdisho soo gaaray

19 August 2011

Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Turkiga Recep Tayyib Erdogan oo maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa kulan haatan kula leh Madaxtooyada Madaxda ugu sareysa Dowladda KMG, kadib markii uu soo dhameeyay booqashooyin uu ku tagay xeryaha Barakacayaasha. Soo dhoweyn heer sare ah ayaa loogu sameeyay garoonka diyaaradaha Muqdisho, labo diyaaradood ayaa waday wafdiga Ra’iisul Wasaaraha Turkiga, waxaa wehliyay [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

Ra’iisul Wasaaraha Turkiga ayaa hada booqanaya Xerooyinka Barakacayaasha

Ra’iisul Wasaaraha Turkiga ayaa hada booqanaya Xerooyinka Barakacayaasha

19 August 2011

Ra’iisul Wasaaraha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa hada booqanaya xerooyinka barakacayaasha ee Magaalada Muqdisho, si suu ugu kuur galo xaalada dhabta ah ee ka jirta, iyadoo Ra’iisul Wasaaraha ay wehliso xaaskiisa iyo gabar uu dhalay. Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha Turkiga ayaa waxaa qeyb ka ah Dhaqaatiir u dhalatay dalka Turkiga, Wasiirkiisa Arrimaha Dibada iyo Xubno ka tirsan [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

Madaxweyne Geelle “Muqdisho 1988-dii ayaa igu dambeysay”

Madaxweyne Geelle “Muqdisho 1988-dii ayaa igu dambeysay”

16 August 2011

Madaxweynaha Dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo maanta booqashadii u horeysay tan iyo markii uu qabtay Madaxtinimada dalka Jabuuti, iyo labaatan sano kadib bur burkii Dowladii hore ku yimid Magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay sida ay tahay xaalada Muqdisho. Booqashadii oo taariikhi ah ayaa ah mid indhaha Caalamka ugu soo jiidayo, xaalada [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

Ciidamada Dowladda oo ilaa Hotelka Ramadaan gaaray iyo iska hor imaad ka socda+Sawirro

Ciidamada Dowladda oo ilaa Hotelka Ramadaan gaaray iyo iska hor imaad ka socda+Sawirro

16 August 2011

Ciidamada Dowladda KMG iyo kuwa AMISOM ayaa wali isku fidinaya goobo hor leh oo ka mid ah magaalada Muqdisho, kadib markii ay saaka ku jermaadeen aagag cusub oo aanay horay u joogin, iyadoo iska caabin kala kulamayaan dhalinyaro hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab. Sida ay sheegayaan wararka Ciidamada Dowladda ayaa gaaray Isgoyska Fagax, Hotelkii Kaah ilaa [...]

Dhameeystro

la dabaabacy DhacdooyinComments (0)

advert

Waaxyaha

fiirin bog

Pictures

PHVsPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19hZHNfcm90YXRlPC9zdHJvbmc+IC0gdHJ1ZTwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2FkX2ltYWdlXzE8L3N0cm9uZz4gLSAgaHR0cDovL3d3dy5kYWxrYTI0LmNvbS93cC1jb250ZW50L3VwbG9hZHMvMjAwOS8xMC9zb21hbGktcGlyYXRlczIuanBnPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfaW1hZ2VfMjwvc3Ryb25nPiAtIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vd3AtY29udGVudC91cGxvYWRzLzIwMDkvMTAvZmFyb2xlMi5qcGc8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19hZF9pbWFnZV8zPC9zdHJvbmc+IC0gIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vd3AtY29udGVudC91cGxvYWRzLzIwMDkvMTAvc2hhYmFiZGFsa2EyNDEuanBnPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfaW1hZ2VfNDwvc3Ryb25nPiAtIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vd3AtY29udGVudC91cGxvYWRzLzIwMDkvMTAvYW1pcl9hcnRzMTIuanBnPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfbXB1X2Fkc2Vuc2U8L3N0cm9uZz4gLSA8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19hZF9tcHVfZGlzYWJsZTwvc3Ryb25nPiAtIGZhbHNlPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfbXB1X2ltYWdlPC9zdHJvbmc+IC0gIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vd3AtY29udGVudC91cGxvYWRzLzIwMTAvMDUveGFuYWZpMTMtMTUweDE1MC5qcGc8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19hZF9tcHVfdXJsPC9zdHJvbmc+IC0gIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vaW5kZXgucGhwLzIwMTAvMDUvYWxsYWhhLXUtbmF4YXJpaXN0by1zaC1udXItbWF4ZWQtYWJrZXktb28tcmFkaW8tbXVxZGlzaG8ta2EtdGlyc2FuYWEtYXlhYS1jYWF3YS1rb294ZGEtc2hhYmFhYi1rdS1kaWxlZW4tc3V1cWEtYmFrYWFyYWhhLzwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2FkX3RvcF9hZHNlbnNlPC9zdHJvbmc+IC0gPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfdG9wX2Rpc2FibGU8L3N0cm9uZz4gLSBmYWxzZTwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2FkX3RvcF9pbWFnZTwvc3Ryb25nPiAtIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vd3AtY29udGVudC91cGxvYWRzLzIwMDkvMDkvYWQuZ2lmPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfdG9wX3VybDwvc3Ryb25nPiAtIGh0dHA6Ly93d3cud29vdGhlbWVzLmNvbTwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2FkX3VybF8xPC9zdHJvbmc+IC0gaHR0cDovL3d3dy53b290aGVtZXMuY29tPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYWRfdXJsXzI8L3N0cm9uZz4gLSAgaHR0cDovL3d3dy5hbGxwdW50bGFuZC5jb20vYXJ0aWNsZS9hbm12aWV3ZXIuYXNwP2E9NjI0MSZ6PTI8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19hZF91cmxfMzwvc3Ryb25nPiAtIGh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vaW5kZXgucGhwLzIwMDkvMTAvc2hhYmFhYi1vby1hYWQtdWdhLXFhcnNhbmF5YS1zaXJ0b29kYS14aXNidWwtaXNsYWFtLzwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2FkX3VybF80PC9zdHJvbmc+IC0gaHR0cDovL3d3dy5hbWluYXJ0cy5jb208L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19hbHRfc3R5bGVzaGVldDwvc3Ryb25nPiAtIGdyZWVuLmNzczwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2F1dGhvcjwvc3Ryb25nPiAtIGZhbHNlPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fYXV0b19pbWc8L3N0cm9uZz4gLSB0cnVlPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fY3VzdG9tX2Nzczwvc3Ryb25nPiAtIDwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2N1c3RvbV9mYXZpY29uPC9zdHJvbmc+IC0gaHR0cDovL3d3dy5kYWxrYTI0LmNvbS93cC1jb250ZW50L3dvb191cGxvYWRzLzMtZmF2aWNvbi5pY288L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19mZWF0dXJlZF9jYXRlZ29yeTwvc3Ryb25nPiAtIFdhcmFya2Ega29vd2FhZDwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2ZlYXRfZW50cmllczwvc3Ryb25nPiAtIDE5PC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fZmVlZGJ1cm5lcl9pZDwvc3Ryb25nPiAtIDwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2ZlZWRidXJuZXJfdXJsPC9zdHJvbmc+IC0gPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fZ29vZ2xlX2FuYWx5dGljczwvc3Ryb25nPiAtIDxzY3JpcHQgdHlwZT1cInRleHQvamF2YXNjcmlwdFwiPg0KdmFyIGdhSnNIb3N0ID0gKChcImh0dHBzOlwiID09IGRvY3VtZW50LmxvY2F0aW9uLnByb3RvY29sKSA/IFwiaHR0cHM6Ly9zc2wuXCIgOiBcImh0dHA6Ly93d3cuXCIpOw0KZG9jdW1lbnQud3JpdGUodW5lc2NhcGUoXCIlM0NzY3JpcHQgc3JjPVwnXCIgKyBnYUpzSG9zdCArIFwiZ29vZ2xlLWFuYWx5dGljcy5jb20vZ2EuanNcJyB0eXBlPVwndGV4dC9qYXZhc2NyaXB0XCclM0UlM0Mvc2NyaXB0JTNFXCIpKTsNCjwvc2NyaXB0Pg0KPHNjcmlwdCB0eXBlPVwidGV4dC9qYXZhc2NyaXB0XCI+DQp0cnkgew0KdmFyIHBhZ2VUcmFja2VyID0gX2dhdC5fZ2V0VHJhY2tlcihcIlVBLTc1Nzc0Ny0xOFwiKTsNCnBhZ2VUcmFja2VyLl90cmFja1BhZ2V2aWV3KCk7DQp9IGNhdGNoKGVycikge308L3NjcmlwdD48L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19ob21lPC9zdHJvbmc+IC0gdHJ1ZTwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX2hvbWVfdGh1bWJfaGVpZ2h0PC9zdHJvbmc+IC0gNTc8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19ob21lX3RodW1iX3dpZHRoPC9zdHJvbmc+IC0gMTAwPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29faW1hZ2Vfc2luZ2xlPC9zdHJvbmc+IC0gZmFsc2U8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19sb2dvPC9zdHJvbmc+IC0gaHR0cDovL3d3dy5kYWxrYTI0LmNvbS93cC1jb250ZW50L3dvb191cGxvYWRzLzQtZGFsa2FfbG9nby5wbmc8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19tYW51YWw8L3N0cm9uZz4gLSBodHRwOi8vd3d3Lndvb3RoZW1lcy5jb20vc3VwcG9ydC90aGVtZS1kb2N1bWVudGF0aW9uL2dhemV0dGUtZWRpdGlvbi88L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19yZXNpemU8L3N0cm9uZz4gLSB0cnVlPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fc2hvcnRuYW1lPC9zdHJvbmc+IC0gd29vPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fc2hvd19jYXJvdXNlbDwvc3Ryb25nPiAtIHRydWU8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19zaG93X3ZpZGVvPC9zdHJvbmc+IC0gdHJ1ZTwvbGk+PGxpPjxzdHJvbmc+d29vX3NpbmdsZV9oZWlnaHQ8L3N0cm9uZz4gLSAxODA8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb19zaW5nbGVfd2lkdGg8L3N0cm9uZz4gLSAyNTA8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb190YWJzPC9zdHJvbmc+IC0gZmFsc2U8L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb190aGVtZW5hbWU8L3N0cm9uZz4gLSBHYXpldHRlPC9saT48bGk+PHN0cm9uZz53b29fdXBsb2Fkczwvc3Ryb25nPiAtIGE6Mjp7aTowO3M6NjI6Imh0dHA6Ly93d3cuZGFsa2EyNC5jb20vd3AtY29udGVudC93b29fdXBsb2Fkcy80LWRhbGthX2xvZ28ucG5nIjtpOjE7czo1OToiaHR0cDovL3d3dy5kYWxrYTI0LmNvbS93cC1jb250ZW50L3dvb191cGxvYWRzLzMtZmF2aWNvbi5pY28iO308L2xpPjxsaT48c3Ryb25nPndvb192aWRlb19jYXRlZ29yeTwvc3Ryb25nPiAtIFZpZGVvPC9saT48L3VsPg==